{"id":133416,"date":"2019-09-21T07:44:57","date_gmt":"2019-09-21T05:44:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133416"},"modified":"2019-09-21T07:44:57","modified_gmt":"2019-09-21T05:44:57","slug":"xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Waxaan boggaadinayaa go\u2019aanka geesinnimada leh ee uu ku dhawaaqay Wasiir Xil. C\/kariin Khaliif Dhalax ee uu isaga casilay xilkii Wasiir Kuxigeen ee uu ka hayey xukuumadda Federaalka, waa go\u2019aan taariikhda u galaya oo sababihiisa maangalka ah wata\u201dayuu yiri Xildhibaan Fiqi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in Madaxda Villa Somalia aanan la shaqeyn karin qof raba karaamadiisa iyo mas\u2019uuliyada saaran inuu si wanaagsan u guto.<\/p>\n<p>\u201cTallaabada uu isku casilay Mudane C\/kariin Dhalac waxay bilow u noqon doontaa is casilaado kale\u201dayuu yiri Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in faragelinta lagu haayo Galmudug iyo sida dowladda ay keligeed u wado geeddi socodka doorashooyinka ay kashifi doonto damaca waalan ee dowladda dooneyo inay ku baal marto dastuurka iyo shurucuuda dalka u yaal.<\/p>\n<p>Is casilaada Wasiir kuxigeenka Xannaanada Xoolaha C\/kariin Dhalac oo ka soo jeeda deegaanada Galmudug, ayaa ku soo aadaya, xilli dowladda Federaalka wado qorshayaal ay ku dooneyso inay ku dhisto maamulka Galmudug, waxaana soo baxaya walaac siyaasiyiinta ka qabaan qaabka dowladda wax u wado oo ay ku tilmaameen mid afduub iyo awood maroorsi ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan boggaadinayaa go\u2019aanka geesinnimada leh ee uu ku dhawaaqay Wasiir Xil. C\/kariin Khaliif Dhalax ee uu isaga casilay xilkii Wasiir Kuxigeen ee uu ka hayey xukuumadda Federaalka, waa go\u2019aan taariikhda u galaya oo sababihiisa maangalka ah wata\u201dayuu yiri Xildhibaan Fiqi. Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in Madaxda Villa Somalia aanan la shaqeyn karin qof raba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131046,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaan boggaadinayaa go\u2019aanka geesinnimada leh ee uu ku dhawaaqay Wasiir Xil. C\/kariin Khaliif Dhalax ee uu isaga casilay xilkii Wasiir Kuxigeen ee uu ka hayey xukuumadda Federaalka, waa go\u2019aan taariikhda u galaya oo sababihiisa maangalka ah wata\u201dayuu yiri Xildhibaan Fiqi. Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in Madaxda Villa Somalia aanan la shaqeyn karin qof raba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-21T05:44:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/\",\"name\":\"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-21T05:44:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii... - Wardoon","og_description":"Waxaan boggaadinayaa go\u2019aanka geesinnimada leh ee uu ku dhawaaqay Wasiir Xil. C\/kariin Khaliif Dhalax ee uu isaga casilay xilkii Wasiir Kuxigeen ee uu ka hayey xukuumadda Federaalka, waa go\u2019aan taariikhda u galaya oo sababihiisa maangalka ah wata\u201dayuu yiri Xildhibaan Fiqi. Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in Madaxda Villa Somalia aanan la shaqeyn karin qof raba [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-21T05:44:57+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/","name":"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","datePublished":"2019-09-21T05:44:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ahmed-maclin-fiqi-oo-werar-ka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya-ka-dib-markii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi Oo Werar ka Ah ku Qaaday Vila Somaliya. Ka Dib markii&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133416"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133416"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133417,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133416\/revisions\/133417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}