{"id":133418,"date":"2019-09-21T09:38:19","date_gmt":"2019-09-21T07:38:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133418"},"modified":"2019-09-21T09:38:19","modified_gmt":"2019-09-21T07:38:19","slug":"xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/","title":{"rendered":"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Murun iyo isjiid jiid xoogan ayaa Weli\u00a0 ka taagan soo magacaabista Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug, iyadoona arintan laga dareemayo deegaanada Gobalada Galgaduud iyo Mudug.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda Magaalooyinka Hobyo, Gaalkacyo, Cadaado iyo Balanbale ayaa Ku doodaya in dowladda Soomaaliya ay fara gelin xoogan Ku hayso dhisamaha Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wado qorsho uu Ku magacaabayo Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Guddiga matalaya beelaha Habargidir ee ka yimid Magaalada Hobyo ayaa cabasho ka muujinaya hanaanka ay dowladda Soomaaliya Ku magacaabayso Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Jahwareer siyaasadeed ayaa xiligan ka taagan magacaabista Guddiga Doorashada iyo soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug.<br \/>\nBeelaha dega Galmudug ayaa xiligan qaba walaac xoogan oo Ku aadan dhismaha Galmudug oo ay doonayso dowladda Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Murun iyo isjiid jiid xoogan ayaa Weli\u00a0 ka taagan soo magacaabista Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug, iyadoona arintan laga dareemayo deegaanada Gobalada Galgaduud iyo Mudug. Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda Magaalooyinka Hobyo, Gaalkacyo, Cadaado iyo Balanbale ayaa Ku doodaya in dowladda Soomaaliya ay fara gelin xoogan Ku hayso dhisamaha Maamulka Galmudug. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":29401,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Murun iyo isjiid jiid xoogan ayaa Weli\u00a0 ka taagan soo magacaabista Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug, iyadoona arintan laga dareemayo deegaanada Gobalada Galgaduud iyo Mudug. Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda Magaalooyinka Hobyo, Gaalkacyo, Cadaado iyo Balanbale ayaa Ku doodaya in dowladda Soomaaliya ay fara gelin xoogan Ku hayso dhisamaha Maamulka Galmudug. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-21T07:38:19+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/\",\"name\":\"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-21T07:38:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug - Wardoon","og_description":"Murun iyo isjiid jiid xoogan ayaa Weli\u00a0 ka taagan soo magacaabista Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug, iyadoona arintan laga dareemayo deegaanada Gobalada Galgaduud iyo Mudug. Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda Magaalooyinka Hobyo, Gaalkacyo, Cadaado iyo Balanbale ayaa Ku doodaya in dowladda Soomaaliya ay fara gelin xoogan Ku hayso dhisamaha Maamulka Galmudug. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-21T07:38:19+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/","name":"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-21T07:38:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-muhiim-ah-jahwareer-ka-taagan-magacaabista-guddiga-doorashoyinka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG.Muhiim ah Jahwareer ka taagan magacaabista Guddiga Doorashoyinka Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133418"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133419,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133418\/revisions\/133419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}