{"id":133436,"date":"2019-09-22T08:43:23","date_gmt":"2019-09-22T06:43:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133436"},"modified":"2019-09-22T08:43:23","modified_gmt":"2019-09-22T06:43:23","slug":"dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/","title":{"rendered":"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamul Goboleedyada ka jira \u00a0dalka iyo Gobolkan Banaadir \u00a0waxaa ay u fasaxday lacag ka mid ah deeqaha Caalamka oo uu ku deeqay Soomaaliya gaar ahaan Midowga Yurub taas oo gaareysa lix milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay in lacagtaan ay tahay deeqaha Caalamka ugu talo galay Soomaaliya,isla markaana maamul walba loo dirayo min Hal Milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir laga doonayo in lacagtaan Halka Milyan ah ay inta ugu badan ee ama laba meelood ay u isticmaalaan dhinaca Amniga iyo Arrimaha Bulshada inta soo hartana Go\u2019aankeeda ay iyaga leeyihiin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa loogu baaqay inay soo gudbiyaan warqad codsi ah oo ku aadan sida loo isticmaalayo lacagta loogu deeqay,isla markaana ay heystaan mudo 45 Cisho ah.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Warqada kazoo baxday Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134168402.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-133437\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134168402.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"941\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134168402.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134168402-230x300.jpg 230w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134162264.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-133438\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134162264.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"919\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134162264.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134162264-235x300.jpg 235w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamul Goboleedyada ka jira \u00a0dalka iyo Gobolkan Banaadir \u00a0waxaa ay u fasaxday lacag ka mid ah deeqaha Caalamka oo uu ku deeqay Soomaaliya gaar ahaan Midowga Yurub taas oo gaareysa lix milyan oo dollar. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay in lacagtaan ay tahay deeqaha Caalamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133439,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamul Goboleedyada ka jira \u00a0dalka iyo Gobolkan Banaadir \u00a0waxaa ay u fasaxday lacag ka mid ah deeqaha Caalamka oo uu ku deeqay Soomaaliya gaar ahaan Midowga Yurub taas oo gaareysa lix milyan oo dollar. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay in lacagtaan ay tahay deeqaha Caalamka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-22T06:43:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"453\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/\",\"name\":\"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-22T06:43:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg\",\"width\":680,\"height\":453},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamul Goboleedyada ka jira \u00a0dalka iyo Gobolkan Banaadir \u00a0waxaa ay u fasaxday lacag ka mid ah deeqaha Caalamka oo uu ku deeqay Soomaaliya gaar ahaan Midowga Yurub taas oo gaareysa lix milyan oo dollar. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay in lacagtaan ay tahay deeqaha Caalamka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-22T06:43:23+00:00","og_image":[{"width":680,"height":453,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/","name":"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg","datePublished":"2019-09-22T06:43:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569134184057.jpg","width":680,"height":453},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-u-fasaxday-dowlad-goboleedyada-lacagtii-deeqaha-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda oo u fasaxday Dowlad goboleedyada lacagtii deeqaha Caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133436"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133440,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133436\/revisions\/133440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133439"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}