{"id":133442,"date":"2019-09-22T12:27:14","date_gmt":"2019-09-22T10:27:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133442"},"modified":"2019-09-22T12:28:31","modified_gmt":"2019-09-22T10:28:31","slug":"deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/","title":{"rendered":"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta."},"content":{"rendered":"<p>Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Hey\u2019adda duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA Amaro hor leh ayay Hay\u2019addo kusoo rogtay Diyaaraddaha Aadaya Garoonka diyaaraddaha ee Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa ka dalbatay Diyaaraddaha aadaya Kismaayo inay soo weydiisato Xafiiska Hey\u2019adda fasax duulimaad 24 saac ka hor, sidaas darteed waxaa lagu wargeliyay shirkad kasta fasaxii ay ugu duuli laheyd Kismaayo, si aan looga joojin duulimaadka.<\/p>\n<p>Amarkaan Cusub ayaa kasoo baxay Hay\u2019adda oo horay ugu amartay diyaaradaha Aadaya Kismaayo in ay soo maraan Garoonka Muqdisho.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu dambeeyay degaanada maamulka Jubbaland waxaa ka taagnaa walaac xooggan oo ka dhashay cunaqabateynta dowladda Soomaaliya ay saartay Garoonka Kismaayo.<\/p>\n<p>Amarkaan cusub ayaa kusoo beegmay Xilli wafuuda kala duwan lagu waddo in ay la qeyb galaan\u00a0 caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, iyadoo horay dowladda Federaalka u shaacisay in aanay aqoonsaneyn doorashadii ka dhacday Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Hey\u2019adda duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA Amaro hor leh ayay Hay\u2019addo kusoo rogtay Diyaaraddaha Aadaya Garoonka diyaaraddaha ee Magaalada Kismaayo. Hay\u2019adda ayaa ka dalbatay Diyaaraddaha aadaya Kismaayo inay soo weydiisato Xafiiska Hey\u2019adda fasax duulimaad 24 saac ka hor, sidaas darteed waxaa lagu wargeliyay shirkad kasta fasaxii ay ugu duuli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":108078,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Hey\u2019adda duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA Amaro hor leh ayay Hay\u2019addo kusoo rogtay Diyaaraddaha Aadaya Garoonka diyaaraddaha ee Magaalada Kismaayo. Hay\u2019adda ayaa ka dalbatay Diyaaraddaha aadaya Kismaayo inay soo weydiisato Xafiiska Hey\u2019adda fasax duulimaad 24 saac ka hor, sidaas darteed waxaa lagu wargeliyay shirkad kasta fasaxii ay ugu duuli [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-22T10:27:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-09-22T10:28:31+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/\",\"name\":\"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-09-22T10:27:14+00:00\",\"dateModified\":\"2019-09-22T10:28:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta. - Wardoon","og_description":"Sidda ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Hey\u2019adda duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA Amaro hor leh ayay Hay\u2019addo kusoo rogtay Diyaaraddaha Aadaya Garoonka diyaaraddaha ee Magaalada Kismaayo. Hay\u2019adda ayaa ka dalbatay Diyaaraddaha aadaya Kismaayo inay soo weydiisato Xafiiska Hey\u2019adda fasax duulimaad 24 saac ka hor, sidaas darteed waxaa lagu wargeliyay shirkad kasta fasaxii ay ugu duuli [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-22T10:27:14+00:00","article_modified_time":"2019-09-22T10:28:31+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/","name":"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-09-22T10:27:14+00:00","dateModified":"2019-09-22T10:28:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-dowladda-oo-amar-hor-leh-kusoo-rogtay-diyaaradaha-u-duulaya-kismaayo-sababta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Dowladda oo amar hor leh kusoo rogtay Diyaaradaha u duulaya Kismaayo Sababta."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133442"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133443,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133442\/revisions\/133443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}