{"id":133462,"date":"2019-09-23T17:47:56","date_gmt":"2019-09-23T15:47:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133462"},"modified":"2019-09-23T17:47:56","modified_gmt":"2019-09-23T15:47:56","slug":"sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/","title":{"rendered":"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab oo Shalay weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Ceel Saliini ayaa si deg deg ah usoo bandhigay Sawirada iyo dhibaatada ka dhalatay weerarkaas.<\/p>\n<p>Deegaanka Ceel Saliini oo u dhaxeeyo Afgooye iyo Marka ayaa waxaa ka dhacay Dagaal culus oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Al-Shabaab, waxayna Shalay Dowladda sheegtay inay iska difaacday weerarkaas.<\/p>\n<p>Balse Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay natiijo midaas ka duwan oo muujinayo inay la wareegeen Saldhigga sidoo kalana ay qaateen Hub iyo Gaadiid dagaal oo ay lahaayeen Ciidamada Dowladda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay qaar ka tirsan Askartii Shalay weerarkaas looga dilay Ciidamada Dowladda, waxaana sawirada kaso dhex muuqday Askari nool oo ay AL-Shabaab sheegeen inay ku qabteen dagaalka.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa ahaa mid ku bilowday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu furtay afaafka hore ee xerada, waxaana wixii ka dambeeyay xilligaas dhacay dagaal fool ka fool ahaa oo dagaalamayaasha Al-Shabaab dhowr jiho ay kaga qaadeen xerada.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-133462 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/fb_img_1569253281724\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/fb_img_1569253261452\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253261452-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/fb_img_1569253268182\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253268182-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/fb_img_1569252113893\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569252113893-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/fb_img_1569253257098\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab oo Shalay weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Ceel Saliini ayaa si deg deg ah usoo bandhigay Sawirada iyo dhibaatada ka dhalatay weerarkaas. Deegaanka Ceel Saliini oo u dhaxeeyo Afgooye iyo Marka ayaa waxaa ka dhacay Dagaal culus oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Al-Shabaab, waxayna Shalay Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133467,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133462","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Al-Shabaab oo Shalay weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Ceel Saliini ayaa si deg deg ah usoo bandhigay Sawirada iyo dhibaatada ka dhalatay weerarkaas. Deegaanka Ceel Saliini oo u dhaxeeyo Afgooye iyo Marka ayaa waxaa ka dhacay Dagaal culus oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Al-Shabaab, waxayna Shalay Dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-23T15:47:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"169\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/\",\"name\":\"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-23T15:47:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg\",\"width\":300,\"height\":169},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen. - Wardoon","og_description":"Kooxda Al-Shabaab oo Shalay weerar culus ku qaaday Saldhig Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Ceel Saliini ayaa si deg deg ah usoo bandhigay Sawirada iyo dhibaatada ka dhalatay weerarkaas. Deegaanka Ceel Saliini oo u dhaxeeyo Afgooye iyo Marka ayaa waxaa ka dhacay Dagaal culus oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Al-Shabaab, waxayna Shalay Dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-23T15:47:56+00:00","og_image":[{"width":300,"height":169,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/","name":"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg","datePublished":"2019-09-23T15:47:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253257098.jpg","width":300,"height":169},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-kooxda-al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-hub-iyo-gadiid-dagaal-oo-ay-dowladda-ka-qabsadeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO:- Kooxda Al.Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gadiid Dagaal oo ay Dowladda ka qabsadeen."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133462"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133462"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133462\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133468,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133462\/revisions\/133468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133467"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}