{"id":133527,"date":"2019-09-27T20:09:36","date_gmt":"2019-09-27T18:09:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133527"},"modified":"2019-09-27T20:09:36","modified_gmt":"2019-09-27T18:09:36","slug":"xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/","title":{"rendered":"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore  Sheikh Shariif."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiil xilka looga qaaday in ay booqdeen guriga Madaxweyne Sh. Shariir sh. Axmed.<\/p>\n<p>Amar ka soo baxay taliyaha hey&#8217;adda nabad sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa xilka looga qaaday Col. Cali Khadar iyo Ibraahim Macalin oo lagu eedeeyey inay gurigiisa ku booqdeen Madaxweynihi hore ee dalka Shariif Sheekh Ahmed.<\/p>\n<p>Xil ka qaadista saraakiishan wax digniin ah kama horreyn, horeyna looguma sii sheegin inay dambi tahay in la booqdo Madaxweyne hore.<\/p>\n<p>Col. Cali Khadar ayaa ahaa Taliyaha hogaanka arrimaha dibadda ee hey&#8217;adda Nabad Sugidda Qaranka halka Ibrahim Macallin uu ahaa Taliyaha sirdoonka Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kaliya waxaa xil ka qaadistooda loo cuskaday inay qaraabo la yihiin Sh. Shariif, waxaana is weydiin mudan hadii xilka laga qaadi doono dhamaan saraakiisha ay isku deegaanka ka soo jeedaan Madaxweynihi hore. Somali news<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiil xilka looga qaaday in ay booqdeen guriga Madaxweyne Sh. Shariir sh. Axmed. Amar ka soo baxay taliyaha hey&#8217;adda nabad sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa xilka looga qaaday Col. Cali Khadar iyo Ibraahim Macalin oo lagu eedeeyey inay gurigiisa ku booqdeen Madaxweynihi hore ee dalka Shariif Sheekh Ahmed. Xil ka qaadista saraakiishan wax digniin ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":127696,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133527","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saraakiil xilka looga qaaday in ay booqdeen guriga Madaxweyne Sh. Shariir sh. Axmed. Amar ka soo baxay taliyaha hey&#8217;adda nabad sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa xilka looga qaaday Col. Cali Khadar iyo Ibraahim Macalin oo lagu eedeeyey inay gurigiisa ku booqdeen Madaxweynihi hore ee dalka Shariif Sheekh Ahmed. Xil ka qaadista saraakiishan wax digniin ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-27T18:09:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"610\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/\",\"name\":\"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-27T18:09:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\",\"width\":610,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif. - Wardoon","og_description":"Saraakiil xilka looga qaaday in ay booqdeen guriga Madaxweyne Sh. Shariir sh. Axmed. Amar ka soo baxay taliyaha hey&#8217;adda nabad sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa xilka looga qaaday Col. Cali Khadar iyo Ibraahim Macalin oo lagu eedeeyey inay gurigiisa ku booqdeen Madaxweynihi hore ee dalka Shariif Sheekh Ahmed. Xil ka qaadista saraakiishan wax digniin ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-27T18:09:36+00:00","og_image":[{"width":610,"height":343,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/","name":"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","datePublished":"2019-09-27T18:09:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","width":610,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-sarakiil-xilka-qadis-lagu-sameyey-ka-dib-markii-ay-booqdeen-md-hore-sheikh-shariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:- Sarakiil Xilka qadis Lagu Sameyey ka dib markii ay Booqdeen MD, Hore Sheikh Shariif."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133527"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133527"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133528,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133527\/revisions\/133528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127696"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}