{"id":133553,"date":"2019-09-29T07:10:17","date_gmt":"2019-09-29T05:10:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133553"},"modified":"2019-09-29T07:10:17","modified_gmt":"2019-09-29T05:10:17","slug":"akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/","title":{"rendered":"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay."},"content":{"rendered":"<p>saraakiil ka tirsan Ciidammada Xoogga Dalka ayaa sheegay in Duqeyn Ku Dilay Horjoogeyaal iyo dagaalmayaal\u00a0 Al-Shabaab Ka Tirsan<\/p>\n<p>Duqeyntan oo ay Ciidammadu ka fuliyeen duleedka Koonfureed ee degmada Awdheegle ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ay Ciidammada Xoogga Dalka ka war heleen inay goobtaas isku urursadeen Al-Shabaab ah oo doonayey iney weeraro\u00a0 kusoo qaadaan degmada Awdheegle .<\/p>\n<p>Taliska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa u xaqiijiyey Radio Muqdisho in duqeyntan lagu qaarijiyey Horjooyayaal iyo dagaalmayaal ka badan 20 waxaana Horjoogayaashaas ka mid ah ku xigeenka Horjoogaha Jabhadaha Al-Shabaab Xasan Abshir Jabriil oo magaciisa afgarashada uu yahay (Xasan Jiiroow).<\/p>\n<p>Horjooge Xasan Jiiroow oo xalay ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed soo af jareen waxa uu hogaaminayey weeraro dhowr ah oo ay Al-Shabaab horey ugu qaadeen deegaanno ay ka mid yihiin Janaale iyo Bariire oo gobolka Shabeelada Hoose ka tirsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>saraakiil ka tirsan Ciidammada Xoogga Dalka ayaa sheegay in Duqeyn Ku Dilay Horjoogeyaal iyo dagaalmayaal\u00a0 Al-Shabaab Ka Tirsan Duqeyntan oo ay Ciidammadu ka fuliyeen duleedka Koonfureed ee degmada Awdheegle ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ay Ciidammada Xoogga Dalka ka war heleen inay goobtaas isku urursadeen Al-Shabaab ah oo doonayey iney weeraro\u00a0 kusoo qaadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133463,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"saraakiil ka tirsan Ciidammada Xoogga Dalka ayaa sheegay in Duqeyn Ku Dilay Horjoogeyaal iyo dagaalmayaal\u00a0 Al-Shabaab Ka Tirsan Duqeyntan oo ay Ciidammadu ka fuliyeen duleedka Koonfureed ee degmada Awdheegle ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ay Ciidammada Xoogga Dalka ka war heleen inay goobtaas isku urursadeen Al-Shabaab ah oo doonayey iney weeraro\u00a0 kusoo qaadaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-29T05:10:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"169\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/\",\"name\":\"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-29T05:10:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg\",\"width\":300,\"height\":169},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay. - Wardoon","og_description":"saraakiil ka tirsan Ciidammada Xoogga Dalka ayaa sheegay in Duqeyn Ku Dilay Horjoogeyaal iyo dagaalmayaal\u00a0 Al-Shabaab Ka Tirsan Duqeyntan oo ay Ciidammadu ka fuliyeen duleedka Koonfureed ee degmada Awdheegle ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ay Ciidammada Xoogga Dalka ka war heleen inay goobtaas isku urursadeen Al-Shabaab ah oo doonayey iney weeraro\u00a0 kusoo qaadaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-29T05:10:17+00:00","og_image":[{"width":300,"height":169,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/","name":"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg","datePublished":"2019-09-29T05:10:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569253281724.jpg","width":300,"height":169},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyadda-hogaamiyaal-ka-tirsan-alshabaab-oo-duqeyn-lagu-layay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Magacyadda Hogaamiyaal Ka Tirsan Al,shabaab Oo Duqeyn Lagu Layay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133553"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133554,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133553\/revisions\/133554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133463"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}