{"id":133571,"date":"2019-09-30T10:41:34","date_gmt":"2019-09-30T08:41:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133571"},"modified":"2019-09-30T10:42:42","modified_gmt":"2019-09-30T08:42:42","slug":"deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/","title":{"rendered":"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle"},"content":{"rendered":"<p>7Al-Shabaab ayaa sheegay in weerar ku bilowday qaraxyo xooggan ay goor dhow ku qaadeen Garoonka Balli-doogle ee duleedka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay saldhig ku leeyihiin Ciidamo Mareykan ah, Ciidanka DANAB iyo Ciidan ka tirsan AMISOM.<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan qaraxyo waa weyn oo ahaa gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa laga maqlay dhanka Balli-doogle, sida ay soo warinayaan dadka deegaanka Wanlaweyn.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa qoraal ay barahooda Internet-ka ku qoreen ku sheegay in weerar culus ay ku qaadeen Saldhigga, ayna dagaalyahanadooda la wareegeen qeyb ka mid ah Garoonka Balli-doogle.<\/p>\n<p>Garoonka Balli-doogle ayaa ah saldhig Milateri oo ay isticmaalaan Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, waxaana inta badan saldhigga ka kaca. diyaaradaha qumaatika u kaca iyo kuwa aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka loo yaqaano.<\/p>\n<p>La soco wixii warar ee ku soo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7Al-Shabaab ayaa sheegay in weerar ku bilowday qaraxyo xooggan ay goor dhow ku qaadeen Garoonka Balli-doogle ee duleedka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay saldhig ku leeyihiin Ciidamo Mareykan ah, Ciidanka DANAB iyo Ciidan ka tirsan AMISOM. Sida wararku sheegayaan qaraxyo waa weyn oo ahaa gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":127372,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133571","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"7Al-Shabaab ayaa sheegay in weerar ku bilowday qaraxyo xooggan ay goor dhow ku qaadeen Garoonka Balli-doogle ee duleedka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay saldhig ku leeyihiin Ciidamo Mareykan ah, Ciidanka DANAB iyo Ciidan ka tirsan AMISOM. Sida wararku sheegayaan qaraxyo waa weyn oo ahaa gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-30T08:41:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-09-30T08:42:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/\",\"name\":\"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-30T08:41:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-09-30T08:42:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle - Wardoon","og_description":"7Al-Shabaab ayaa sheegay in weerar ku bilowday qaraxyo xooggan ay goor dhow ku qaadeen Garoonka Balli-doogle ee duleedka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay saldhig ku leeyihiin Ciidamo Mareykan ah, Ciidanka DANAB iyo Ciidan ka tirsan AMISOM. Sida wararku sheegayaan qaraxyo waa weyn oo ahaa gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-30T08:41:34+00:00","article_modified_time":"2019-09-30T08:42:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/","name":"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg","datePublished":"2019-09-30T08:41:34+00:00","dateModified":"2019-09-30T08:42:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/94731388_qarax.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-al-shabaab-oo-sheegay-in-weerar-culus-oo-ku-bilowday-qaraxyo-ku-qaadeen-garoonka-balli-doogle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DEG DEG: Al-Shabaab oo sheegay in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen Garoonka Balli-doogle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133571"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133571"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133573,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133571\/revisions\/133573"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127372"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}