{"id":133584,"date":"2019-09-30T17:00:32","date_gmt":"2019-09-30T15:00:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133584"},"modified":"2019-09-30T17:00:32","modified_gmt":"2019-09-30T15:00:32","slug":"dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/","title":{"rendered":"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle."},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa cambaareysay weerar qarax ku bilowday oo saaka lagu qaaday Saldhigga ciidamada Balli-doogle ee gobolka Sh\/hoose iyo qarixii Muqdisho ee lagu weeraray Ciidamada Talyaani ah.<span id=\"more-583\"><\/span><\/p>\n<p>War Saxaafadeed laga soo saaray safaarada Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in lagu sheegay in wax khasaaro ah uusan weerarkasi kasoo gaarin Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan xerada Balli-doogle ee Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Maraykanka waxa ay cambaareynaysa weerarrada maanta ka dhacay Balidogle iyo Muqdisho. Waxaan amaanayna ciidamada Soomaaliyeed oo ka hortagay weerarka lagu soo qaaday fariisiin ciidanka Soomaaliyeed uu ku lee yahay Balidogle ee gobolka shabeelaha hoose.\u201dayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/p>\n<p>Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ciidamadii ku sugnaa Saldhigga Balli-doogle ay ahaayeen kuwo feejigan.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka ayaa ahaa mid fajignaan ka muuqatay waxayna ku guuleysteen in ay ka hortagaan wareerka fashilmey.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Mareykanka ayaa weerarkaan ku tilmaamay mid muujinaya in Al-Shabaab ay carqalad ku yihiin horumarka, nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa cambaareysay weerar qarax ku bilowday oo saaka lagu qaaday Saldhigga ciidamada Balli-doogle ee gobolka Sh\/hoose iyo qarixii Muqdisho ee lagu weeraray Ciidamada Talyaani ah. War Saxaafadeed laga soo saaray safaarada Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in lagu sheegay in wax khasaaro ah uusan weerarkasi kasoo gaarin Ciidamada xoogga dalka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133585,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Maraykanka ayaa cambaareysay weerar qarax ku bilowday oo saaka lagu qaaday Saldhigga ciidamada Balli-doogle ee gobolka Sh\/hoose iyo qarixii Muqdisho ee lagu weeraray Ciidamada Talyaani ah. War Saxaafadeed laga soo saaray safaarada Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in lagu sheegay in wax khasaaro ah uusan weerarkasi kasoo gaarin Ciidamada xoogga dalka ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-30T15:00:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"712\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"949\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/\",\"name\":\"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg\",\"datePublished\":\"2019-09-30T15:00:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg\",\"width\":712,\"height\":949},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle. - Wardoon","og_description":"Dowlada Maraykanka ayaa cambaareysay weerar qarax ku bilowday oo saaka lagu qaaday Saldhigga ciidamada Balli-doogle ee gobolka Sh\/hoose iyo qarixii Muqdisho ee lagu weeraray Ciidamada Talyaani ah. War Saxaafadeed laga soo saaray safaarada Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in lagu sheegay in wax khasaaro ah uusan weerarkasi kasoo gaarin Ciidamada xoogga dalka ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-09-30T15:00:32+00:00","og_image":[{"width":712,"height":949,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/","name":"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg","datePublished":"2019-09-30T15:00:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/FB_IMG_1569855380395.jpg","width":712,"height":949},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-mareykanka-oo-cabaareysay-werar-lagu-qaaday-xarunta-ciidanka-danab-ee-balidoogle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Mareykanka Oo Cabaareysay Werar Lagu Qaaday Xarunta Ciidanka Danab Ee Balidoogle."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133584"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133586,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133584\/revisions\/133586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}