{"id":133647,"date":"2019-10-05T10:11:37","date_gmt":"2019-10-05T08:11:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133647"},"modified":"2019-10-05T10:11:37","modified_gmt":"2019-10-05T08:11:37","slug":"war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/","title":{"rendered":"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu waddaa in uu ku dhawaaqo Guddiga soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug iyo Farsamada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa saacaddihii ugu dambeeyay la tashiyo la yeeshay Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, waxaana ay isku raaceen in uu Magacaabo Guddi ka kooban 12 xubnood.<\/p>\n<p>Ra\u2019iiusul Wasaare Kheyre ayaa dhawaan sheegay in hanaanka Geedi socodka Galmudug uu la wareegay Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa wajahayay Khilaaf maalmihii ugu dambeeyay ka dib markii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu si rasmi uga laabtay tilaabadii uu ugu wakiishay howlaha maamulka Galmudug Wasaaradda Arrimaha Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu waddaa in uu ku dhawaaqo Guddiga soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug iyo Farsamada maamulka Galmudug. Xaaf ayaa saacaddihii ugu dambeeyay la tashiyo la yeeshay Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, waxaana ay isku raaceen in uu Magacaabo Guddi ka kooban 12 xubnood. Ra\u2019iiusul Wasaare Kheyre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":119350,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu waddaa in uu ku dhawaaqo Guddiga soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug iyo Farsamada maamulka Galmudug. Xaaf ayaa saacaddihii ugu dambeeyay la tashiyo la yeeshay Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, waxaana ay isku raaceen in uu Magacaabo Guddi ka kooban 12 xubnood. Ra\u2019iiusul Wasaare Kheyre [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-05T08:11:37+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/\",\"name\":\"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-05T08:11:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay. - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu waddaa in uu ku dhawaaqo Guddiga soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug iyo Farsamada maamulka Galmudug. Xaaf ayaa saacaddihii ugu dambeeyay la tashiyo la yeeshay Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, waxaana ay isku raaceen in uu Magacaabo Guddi ka kooban 12 xubnood. Ra\u2019iiusul Wasaare Kheyre [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-05T08:11:37+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/","name":"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-05T08:11:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweynaha-galmudug-oo-muqdisho-oga-dhawaaqaya-go-aan-la-wadda-sugayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War Cusub;- Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho oga dhawaaqaya Go.aan la wadda Sugayay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133647"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133648,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133647\/revisions\/133648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}