{"id":133707,"date":"2019-10-10T08:29:30","date_gmt":"2019-10-10T06:29:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133707"},"modified":"2019-10-10T08:30:08","modified_gmt":"2019-10-10T06:30:08","slug":"xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/","title":{"rendered":"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo &#038; Qaban Qaabadda Caleema Saarka."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-content\">\n<blockquote>\n<p style=\"text-align: left;\">9Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ay maanta oo Khamiis ah tagi doonaan magaalada Kismaayo, si ay uga qeyb galaan caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.<span id=\"more-1208\"><\/span><\/p>\n<\/blockquote>\n<p>Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay qaaday xayiraadii ay saartay Siyaasiyiinta, horayna u jabay amarkii ahaa in diyaaradaha aada Kismaayo inay soo maraan Muqdisho, kaddib markii todobaadkan diyaarad ka timid Nairobi ay toos u tagtay Kismaayo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dacwada ka dhanka ah Xukuumadda ee Xisbiga Himilo Qaran u gudbiyeen Maxkamadda sare uu dhaliyay doodo sharciyeed oo ku aadan sifaha sharciga ee loo cuskaday xayiraadaas.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow Maxkamadda sare ayaa sheegaya in Xukuumadda laga dalbaday jawaab cad inay ka keento arrintaas, hase ahaatee markii dambe Xukuumadda ku jawaabtay inay fasaxday diyaaradaha iyo isu socodka siyaasiyiinta.<\/p>\n<p>Labadii todobaad ee u dambeeyay ayaa waxaa jiray cadaadis siyaasadeed oo Madaxdii hore iyo Xisbiyada siyaasada wadeen, kaddib shirar ka dhacay Muqdisho oo looga soo horjeeday tallaabada dowladda Federaalka ku xayirtay safarkii Madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyo saameynta uu reebay.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee dowladda Federaalka ayaa u muuqata mid ku guuldareysatay isku daygeedii ahaa inay joojiso caleema saarkii Axmed Madoobe oo ay horay u shaacisay in aanay aqoonsaneyn, isla markaana wafuudi kala duwan oo ka qeyb galaya caleema saarka ay bilaabeen inay tagaan Kismaayo, iyadoo uu jiray amarkii diyaaradaha ku soo rogtay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ay maanta oo Khamiis ah tagi doonaan magaalada Kismaayo, si ay uga qeyb galaan caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay qaaday xayiraadii ay saartay Siyaasiyiinta, horayna u jabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":108078,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3,1],"tags":[],"class_list":["post-133707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news","category-uncategorized"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo &amp; Qaban Qaabadda Caleema Saarka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo &amp; Qaban Qaabadda Caleema Saarka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"9Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ay maanta oo Khamiis ah tagi doonaan magaalada Kismaayo, si ay uga qeyb galaan caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay qaaday xayiraadii ay saartay Siyaasiyiinta, horayna u jabay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-10T06:29:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-10T06:30:08+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/\",\"name\":\"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo & Qaban Qaabadda Caleema Saarka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-10T06:29:30+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-10T06:30:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo &#038; Qaban Qaabadda Caleema Saarka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo & Qaban Qaabadda Caleema Saarka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo & Qaban Qaabadda Caleema Saarka. - Wardoon","og_description":"9Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ay maanta oo Khamiis ah tagi doonaan magaalada Kismaayo, si ay uga qeyb galaan caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay qaaday xayiraadii ay saartay Siyaasiyiinta, horayna u jabay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-10T06:29:30+00:00","article_modified_time":"2019-10-10T06:30:08+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/","name":"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo & Qaban Qaabadda Caleema Saarka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-10T06:29:30+00:00","dateModified":"2019-10-10T06:30:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-madaxdii-ugu-badneed-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo-qaban-qaabadda-caleema-saarka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG:- Madaxdii ugu badneed oo Maanta ku Wajahan Kismaayo &#038; Qaban Qaabadda Caleema Saarka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133707"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133707"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133709,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133707\/revisions\/133709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}