{"id":133723,"date":"2019-10-10T16:53:25","date_gmt":"2019-10-10T14:53:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133723"},"modified":"2019-10-10T16:53:25","modified_gmt":"2019-10-10T14:53:25","slug":"warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/","title":{"rendered":"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa  &#038; Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhow caga dhigatay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo diyaaradii sidey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur.<span id=\"more-1242\"><\/span><\/p>\n<p>Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee kulmeelgaarka ahaa ayaa dhowaan laga celiyay inuu u safro magaalada Kismaayo xilli uu ka soo laabtay dalka dibadiisa iyadoo xiisad ka dhalatay joojintaasi ay socotay muddo toddobaadyo ah.<\/p>\n<p>Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaya xubno ka tirsan xisbiga uu hogaamiyo ee Himilo Qaran. Iyo sidokale Madaxweynihii Hore Somaliya Mudane Xasan Sheikh Mohamud. Siyaasin kale.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo, waxaa sidoo kale saaka gaaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, waxaana horey ugu sugnaa madaxweynayaashii hore Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxa ay ka qeyb gali doonaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Madoobe oo dhowaan ka dhaceysa magaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhow caga dhigatay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo diyaaradii sidey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur. Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee kulmeelgaarka ahaa ayaa dhowaan laga celiyay inuu u safro magaalada Kismaayo xilli uu ka soo laabtay dalka dibadiisa iyadoo xiisad ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133724,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa &amp; Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa &amp; Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhow caga dhigatay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo diyaaradii sidey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur. Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee kulmeelgaarka ahaa ayaa dhowaan laga celiyay inuu u safro magaalada Kismaayo xilli uu ka soo laabtay dalka dibadiisa iyadoo xiisad ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-10T14:53:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"539\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/\",\"name\":\"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa & Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-10T14:53:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg\",\"width\":720,\"height\":539},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa &#038; Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa & Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa & Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhow caga dhigatay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo diyaaradii sidey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur. Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee kulmeelgaarka ahaa ayaa dhowaan laga celiyay inuu u safro magaalada Kismaayo xilli uu ka soo laabtay dalka dibadiisa iyadoo xiisad ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-10T14:53:25+00:00","og_image":[{"width":720,"height":539,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/","name":"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa & Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg","datePublished":"2019-10-10T14:53:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570718361326.jpg","width":720,"height":539},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-kismaayo-oo-kulmineysa-mucaaradkii-ugu-badbaa-is-xulafeysi-siyaasadeed-oo-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin;- Kismaayo oo Kulmineysa Mucaaradkii Ugu Badbaa &#038; Is xulafeysi Siyaasadeed Oo Cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133723"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133723"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133725,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133723\/revisions\/133725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133724"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}