{"id":133726,"date":"2019-10-11T10:49:52","date_gmt":"2019-10-11T08:49:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133726"},"modified":"2019-10-11T10:49:52","modified_gmt":"2019-10-11T08:49:52","slug":"warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/","title":{"rendered":"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadlay kadib markii uu gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu welwel weyn ka qabo sida xaalada siyaasadda dalka ay ku socoto.<span id=\"more-1319\"><\/span><\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa sheegay in soddon sano kadib in dalka Soomaaliya loo celiyo nidaam kalitalis waxana uu ku tilmaamay in ay tahay nasiib darro.<\/p>\n<p>\u201cSoddon sano kadib in dib naloogu celiyo nidaam kaligii talis ah oo aan oggoleyn sharci,oo aan ogoleyn, oo aan cid uu xurmeynayo aysan jirin waa nasiib darro.\u201dayuu yiri Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa sheegay in cadaalad darro ay ku baahday dalka oo dhan,waxana uu xusay in\u00a0 sacabka beenta ah iyo hadalada beenta ah ee ummada lagu wareeriyay aysan waxba soo kordhineyn.<\/p>\n<p>\u201cDastuurkii hore loogu dhaqmayay in la iska laalo oo aan lagu shaqeyn waxaan u aragnaa inay tahay arrin Qatar ah oo aan la aqbalayn indhahana laga qarsan karin.\u201dayuu sii raaciyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo hadda hogaamiya xisbiga Himilo Qaran.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku sugan magaalada Kismaayo waxana uu taageeray war ka soo yeeray Madaxweynaha Jubbaland\u00a0 Axmed Madoobe oo ah in Kismaayo aan loo joogin oo kaliya\u00a0 caleema saar balse wadatashi uu yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadlay kadib markii uu gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu welwel weyn ka qabo sida xaalada siyaasadda dalka ay ku socoto. Sheekh Shariif ayaa sheegay in soddon sano kadib in dalka Soomaaliya loo celiyo nidaam kalitalis waxana uu ku tilmaamay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":117467,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadlay kadib markii uu gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu welwel weyn ka qabo sida xaalada siyaasadda dalka ay ku socoto. Sheekh Shariif ayaa sheegay in soddon sano kadib in dalka Soomaaliya loo celiyo nidaam kalitalis waxana uu ku tilmaamay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-11T08:49:52+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/\",\"name\":\"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-11T08:49:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadlay kadib markii uu gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu welwel weyn ka qabo sida xaalada siyaasadda dalka ay ku socoto. Sheekh Shariif ayaa sheegay in soddon sano kadib in dalka Soomaaliya loo celiyo nidaam kalitalis waxana uu ku tilmaamay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-11T08:49:52+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/","name":"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-11T08:49:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-sheikh-shariif-oo-weli-ka-careysan-go-aankii-dowladda-farmaajo-iyo-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin;- Sheikh Shariif oo Weli ka Careysan Go.aankii Dowladda Farmaajo iyo kheyre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133726"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133726"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133727,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133726\/revisions\/133727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}