{"id":133731,"date":"2019-10-11T18:40:11","date_gmt":"2019-10-11T16:40:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133731"},"modified":"2019-10-11T18:40:11","modified_gmt":"2019-10-11T16:40:11","slug":"gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/","title":{"rendered":"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.&#038; kana qeyb Galaya."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Bukhaari iyo siyaasiyiin kale ayaa gaaray maanta magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland.<span id=\"more-1369\"><\/span><\/p>\n<p>Siyaasiyiinta gaartay Kismaayo ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano ka tirsan labada gole waxaana ka mid ah Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ah guddoomiyaha Xisbiga ileys,Xildhibaan Mahad Salaad iyo qaar kale.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa waxa ay ka mid noqonayaan mas\u2019uuliyiin kala gedisan oo saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ku sii qulqulayay magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in lagu qabto munaasabad lagu caleema saarayo Axmed Maxamed Islaam \u201cAxmed Madoobe\u201d oo ku guuleystey doorasho Madaxweyne ee lagu qabtay magaalada Kismaayo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Bukhaari iyo siyaasiyiin kale ayaa gaaray maanta magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland. Siyaasiyiinta gaartay Kismaayo ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano ka tirsan labada gole waxaana ka mid ah Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ah guddoomiyaha Xisbiga ileys,Xildhibaan Mahad Salaad iyo qaar kale. Xubnahan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133732,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133731","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.&amp; kana qeyb Galaya. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.&amp; kana qeyb Galaya. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Bukhaari iyo siyaasiyiin kale ayaa gaaray maanta magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland. Siyaasiyiinta gaartay Kismaayo ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano ka tirsan labada gole waxaana ka mid ah Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ah guddoomiyaha Xisbiga ileys,Xildhibaan Mahad Salaad iyo qaar kale. Xubnahan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-11T16:40:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"414\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/\",\"name\":\"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.& kana qeyb Galaya. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-11T16:40:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg\",\"width\":552,\"height\":414},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.&#038; kana qeyb Galaya.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.& kana qeyb Galaya. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.& kana qeyb Galaya. - Wardoon","og_description":"Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Bukhaari iyo siyaasiyiin kale ayaa gaaray maanta magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland. Siyaasiyiinta gaartay Kismaayo ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano ka tirsan labada gole waxaana ka mid ah Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ah guddoomiyaha Xisbiga ileys,Xildhibaan Mahad Salaad iyo qaar kale. Xubnahan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-11T16:40:11+00:00","og_image":[{"width":552,"height":414,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/","name":"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.& kana qeyb Galaya. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg","datePublished":"2019-10-11T16:40:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1570811796267.jpg","width":552,"height":414},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudomiye-ku-xigeenka-kowad-aqalka-sare-oo-kismaayo-gaaray-kana-qeyb-galaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudomiye Ku Xigeenka Kowad Aqalka Sare oo Kismaayo gaaray.&#038; kana qeyb Galaya."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133731"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133731"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133733,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133731\/revisions\/133733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133732"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}