{"id":133734,"date":"2019-10-12T07:28:37","date_gmt":"2019-10-12T05:28:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133734"},"modified":"2019-10-12T07:28:37","modified_gmt":"2019-10-12T05:28:37","slug":"war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/","title":{"rendered":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya Kismaayo.<span id=\"more-1387\"><\/span><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_7_5da1325107ce1_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Amarka ka soo baxay Maamulka Duulista Hawada ayaa lagu sheegay in la mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada Kenya ee ku socda Kismaayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa qoraalka ay iskula hadlaan duulimaadyada lagu sheegay in diyaaradaha aadaya Kismaayo inay soo maraan Muqdisho, taasoo ahaa go\u2019aan horay u jiray oo mar kale dib loo cusbooneysiinayo, waxaana la ogeysiiyay amarkan dowladda Kenya<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in tallaabadan ay ku socoto wafdi ka socda Kenya ee la filayo inay berri ka qeyb galaan caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, kaasoo uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa sheegaya qorshaha ugu weyn ee dowladda Soomaaliya u soo saartay amarkan ayaa ah in haddii la jebiyo amarkaas ay qaadato go\u2019aan culus oo noqon doona mid saameyn ku yeesha xiriirka Soomaaliya iyo kenya.<\/p>\n<p>Horaantii todobaadkan ayay aheyd markii diyaarad ka timid Nairobi ay si toos ah uga soo degtay garoonka Kismaayo, isla markaana jebisay amarkii horay uga soo baxay dowladda Soomaaliya ee lagu faray dhammaan diyaaradaha aadaya iyo kuwa ka imaanaya Kismaayo ay soo marto Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya Kismaayo. Amarka ka soo baxay Maamulka Duulista Hawada ayaa lagu sheegay in la mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada Kenya ee ku socda Kismaayo. Sidoo kale waxaa qoraalka ay iskula hadlaan duulimaadyada lagu sheegay in diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":108078,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya Kismaayo. Amarka ka soo baxay Maamulka Duulista Hawada ayaa lagu sheegay in la mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada Kenya ee ku socda Kismaayo. Sidoo kale waxaa qoraalka ay iskula hadlaan duulimaadyada lagu sheegay in diyaaradaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-12T05:28:37+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/\",\"name\":\"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-12T05:28:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo - Wardoon","og_description":"Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya Kismaayo. Amarka ka soo baxay Maamulka Duulista Hawada ayaa lagu sheegay in la mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada Kenya ee ku socda Kismaayo. Sidoo kale waxaa qoraalka ay iskula hadlaan duulimaadyada lagu sheegay in diyaaradaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-12T05:28:37+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/","name":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-12T05:28:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-dowladda-somaliya-oo-mar-kale-war-ka-soo-saaray-dulimaadyadda-usocodda-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Dowladda Somaliya Oo mar kale war ka soo saaray Dulimaadyadda Usocodda Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133734"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133735,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133734\/revisions\/133735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}