{"id":133759,"date":"2019-10-13T12:20:22","date_gmt":"2019-10-13T10:20:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133759"},"modified":"2019-10-13T12:20:22","modified_gmt":"2019-10-13T10:20:22","slug":"xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/","title":{"rendered":"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna"},"content":{"rendered":"<p>Raysulwasaaraha XFS Kheyre ayaa Saacadihii ugu Dambeeyey Wada Xiriiro uu Ku Doonayo in Lagu Xaliyo Tabashada Ahlusunna waxa uuna Raysulwasaaruhu dib u Dhigey Safar maanta Gudiga Farsamo ee Doorashooyinku ku Imaan lahaa Dhuusamareeb , Waxaa sidoo kale Raysulwasaaruhu uu Culumada Ahlusunna u Sheegey in La Siinayo 12 Xubnood oo Baarlamaanka ay Ku Yeelan doonaan Walow aan La Ogeyn Sida Ahlusunna soo Jeedintaas ay Raali ugu Noqon doonto maadaama ay Doonayeen 35 Xubnood sida uu BBC shalay u Sheegey Sh Shaakir .<\/p>\n<p>Siyaasiyiin Labada Dhinacba Xiriir wanaagsan la Leh ayaa Isku Dayaya Isku soo Dhoweynta labada Dhinac, iyadoo ogolaanshaha Soo jeedintaasi kadib Dowladu Qorsheyneyso in Xubno ahlusunna matalaya loogu Biiriyo Gudiga Taa oo Dhameyn Karta Tabashada Taagan.<\/p>\n<p>Ahlusunna iyo Dowlada oo Sidaan oo kale Isku Qabtey Waqtigii la Magacaabey Gudiga Dib U heshiisiinta Bishii &#8220;August &#8221; inkastoo Si hoose loo Xaliyay Qilaafkii waqtigaa Aloosmey.<\/p>\n<p>#ILASOCO<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysulwasaaraha XFS Kheyre ayaa Saacadihii ugu Dambeeyey Wada Xiriiro uu Ku Doonayo in Lagu Xaliyo Tabashada Ahlusunna waxa uuna Raysulwasaaruhu dib u Dhigey Safar maanta Gudiga Farsamo ee Doorashooyinku ku Imaan lahaa Dhuusamareeb , Waxaa sidoo kale Raysulwasaaruhu uu Culumada Ahlusunna u Sheegey in La Siinayo 12 Xubnood oo Baarlamaanka ay Ku Yeelan doonaan Walow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":129653,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysulwasaaraha XFS Kheyre ayaa Saacadihii ugu Dambeeyey Wada Xiriiro uu Ku Doonayo in Lagu Xaliyo Tabashada Ahlusunna waxa uuna Raysulwasaaruhu dib u Dhigey Safar maanta Gudiga Farsamo ee Doorashooyinku ku Imaan lahaa Dhuusamareeb , Waxaa sidoo kale Raysulwasaaruhu uu Culumada Ahlusunna u Sheegey in La Siinayo 12 Xubnood oo Baarlamaanka ay Ku Yeelan doonaan Walow [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-13T10:20:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/\",\"name\":\"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-13T10:20:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna - Wardoon","og_description":"Raysulwasaaraha XFS Kheyre ayaa Saacadihii ugu Dambeeyey Wada Xiriiro uu Ku Doonayo in Lagu Xaliyo Tabashada Ahlusunna waxa uuna Raysulwasaaruhu dib u Dhigey Safar maanta Gudiga Farsamo ee Doorashooyinku ku Imaan lahaa Dhuusamareeb , Waxaa sidoo kale Raysulwasaaruhu uu Culumada Ahlusunna u Sheegey in La Siinayo 12 Xubnood oo Baarlamaanka ay Ku Yeelan doonaan Walow [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-13T10:20:22+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/","name":"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","datePublished":"2019-10-13T10:20:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Kheyre-galmudug6-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-dhab-ah-dowladda-somaliya-oo-wadda-qorshaha-lagu-xalinayo-tabashadda-ahlusuna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG.Dhab ah Dowladda Somaliya oo wadda Qorshaha lagu Xalinayo Tabashadda Ahlusuna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133759"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133760,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133759\/revisions\/133760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129653"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}