{"id":133763,"date":"2019-10-14T11:11:25","date_gmt":"2019-10-14T09:11:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133763"},"modified":"2019-10-14T11:11:25","modified_gmt":"2019-10-14T09:11:25","slug":"madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho  ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib &#8230;."},"content":{"rendered":"<p>14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan wayn ay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u dhiska iyo horumarka dalkeenna.<span id=\"more-1592\"><\/span><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_7_5da4340d61634_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Waa maalin ay argagixisadu si arxan darro ah u xasuuqeen boqolaal muwaadiniin ah oo ku hawlanaa nolol maalmoodkooda, ayna agoomeeyeen kumannaan carruur ah.<\/p>\n<p>Qof kasta oo Soomaaliyeed waa uu xasuusan yahay dareenkii muragada lahaa ee ka dhashay weerarkan bahalnimada ah ee argagixisadu ay ku bartilmaameedsadeen shacabkeenna. Si la mid ah taas waxaa muhiim ah in aan xasuusanno midnimadii, gurmadkii iyo sida dhammaan dadkeenna Soomaaliyeed ay ugu wada istaageen wax u qabashada shacabkeennii ay dhibaateeyeen cadawgu.<\/p>\n<p>Tan iyo wakhtigaas Dowladdu waxa ay xoojisay hawlgallada qorsheysan ee lagaga hor-tegayo falalka waxashnimada ah ee ay soo qorsheeyaan argagixisada Alshabaab, waxa ayna geesiyaasheenna Ciidamada Qalabka sida burburiyeen saldhigyo cadawgu ay ka soo maleegi jireen weerarrada arxan darrada ah, sidoo kalena waxay ciidanku ka xoreeyeen deegganno ay cadawgu ku dhibaateeynayeen muwaadiniinteenna ku nool.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, waxaan Alle u weydniinaynaa naxariistiisa shuhadadii innooga geeriyootay weerarkan, anigoo faraya Xukuumadda in laga warqabo dhammaan muwaadiniintii lixaadkooda ku waayey falkan banii\u2019aadamnimada ka baxsan.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  td_uid_9_5da4340d61bb0_rand td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_87629\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_87629\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2m\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_87629\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-default thumbnail_top syndicatedItem textItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation \" data-item-id=\"~~V1~~3592729880409821690~~6ur2ZfWBJ1CD6pGMhLnbWyr2RQ3o5RFbpzEYlHUQc_XTxvAnL2wqac4MyzR7uD46gj3kUkbS3FhelBtnsiJV6MhkDZRZzzIqDobN6rWmCPCdumaDER8_ofX3TVR2C6ML4nme9lDyYUje5G6_YPDMj6TKZeMKHZNYrher0whmPnQjh_DthMeMRvO8zm6YYnoyTS8Maux2jWC1gRU3nx5A7kchcA-V62U9N99J9-T6Zbk\" data-item-title=\"Getting a Job in the UK Might be Easier Than You Think\" data-item-thumb=\"http:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/202eae087f7de7822464324c183a6ceb.jpg\" data-item-syndicated=\"true\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan wayn ay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u dhiska iyo horumarka dalkeenna. Waa maalin ay argagixisadu si arxan darro ah u xasuuqeen boqolaal muwaadiniin ah oo ku hawlanaa nolol maalmoodkooda, ayna agoomeeyeen kumannaan carruur ah. Qof kasta oo Soomaaliyeed waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":125401,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib .... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib .... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan wayn ay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u dhiska iyo horumarka dalkeenna. Waa maalin ay argagixisadu si arxan darro ah u xasuuqeen boqolaal muwaadiniin ah oo ku hawlanaa nolol maalmoodkooda, ayna agoomeeyeen kumannaan carruur ah. Qof kasta oo Soomaaliyeed waa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-14T09:11:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib .... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-14T09:11:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib &#8230;.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib .... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib .... - Wardoon","og_description":"14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan wayn ay boqollaal muwaadiniin ah oo uu taagnaa dib u dhiska iyo horumarka dalkeenna. Waa maalin ay argagixisadu si arxan darro ah u xasuuqeen boqolaal muwaadiniin ah oo ku hawlanaa nolol maalmoodkooda, ayna agoomeeyeen kumannaan carruur ah. Qof kasta oo Soomaaliyeed waa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-14T09:11:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/","name":"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib .... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","datePublished":"2019-10-14T09:11:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-muqdisho-ka-sheegay-hadal-aan-laga-fileyn-labo-ka-dib\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ka Sheegay Hadal aan laga fileyn. Labo ka dib &#8230;."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133763"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133764,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133763\/revisions\/133764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125401"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}