{"id":133771,"date":"2019-10-15T10:24:35","date_gmt":"2019-10-15T08:24:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133771"},"modified":"2019-10-15T10:24:35","modified_gmt":"2019-10-15T08:24:35","slug":"ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/","title":{"rendered":"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo."},"content":{"rendered":"<p>Isagoo xalay ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay wafuudii ka qeyb gashay caleema saarkiisa ayuu sheegay in khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka uu diyaar u yahay in wada hadal lagu xaliyo.<\/p>\n<p>\u201cWada hadal iyo dib u heshiisiin diyaar baan u nahay cid walba oo wax naga tabanaysa miiska wada hadalkaan ku kala baxaynaa iyo sharciga\u201dayuu yiri Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowladda Federaalka ay tahay hooyada Federaalka ee dalka, isla markaan aloo baahan yahay wixii qalad ah ay saxdo, wixii wanaag iyo sharci ahna la isugu yimaado, dadkana isu keento.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabnaa wadanka dowladda iyada ayaa xukunta annaga khilaaf ma wadno hoggamintooda ayaan rabnaa xumaan ma wadno, waxaana diyaar u nahay wax kasta oo lagu xalin karo khilaafka gudaha iyo kan dibada\u201dayuu mar kale yiri Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in cid kasta ay uga wakiil tahay sidii khilaafka loo xalin lahaa, isagoo mar kale ugu baaqay wada hadal dhinacyada kale ee ku sugan Kismaayo, kuwaasoo ka soo horjeeda maamulkiisa.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ayaa weli wajahaya culeysyo uga imaanaya dhanka dowladda Federaalka, kaddib markii dhowaan Xukuumadda ay sheegtay in aanay aqoonsaneyn doorashadii ka dhacday Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isagoo xalay ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay wafuudii ka qeyb gashay caleema saarkiisa ayuu sheegay in khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka uu diyaar u yahay in wada hadal lagu xaliyo. \u201cWada hadal iyo dib u heshiisiin diyaar baan u nahay cid walba oo wax naga tabanaysa miiska wada hadalkaan ku kala baxaynaa iyo sharciga\u201dayuu yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":119106,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isagoo xalay ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay wafuudii ka qeyb gashay caleema saarkiisa ayuu sheegay in khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka uu diyaar u yahay in wada hadal lagu xaliyo. \u201cWada hadal iyo dib u heshiisiin diyaar baan u nahay cid walba oo wax naga tabanaysa miiska wada hadalkaan ku kala baxaynaa iyo sharciga\u201dayuu yiri [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-15T08:24:35+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/\",\"name\":\"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-15T08:24:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo. - Wardoon","og_description":"Isagoo xalay ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay wafuudii ka qeyb gashay caleema saarkiisa ayuu sheegay in khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka uu diyaar u yahay in wada hadal lagu xaliyo. \u201cWada hadal iyo dib u heshiisiin diyaar baan u nahay cid walba oo wax naga tabanaysa miiska wada hadalkaan ku kala baxaynaa iyo sharciga\u201dayuu yiri [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-15T08:24:35+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/","name":"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-15T08:24:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahmed-madoobe-wadda-hadal-diyaar-ayaan-unahay-hadii-ayaga-laga-helo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahmed Madoobe Wadda Hadal diyaar ayaan unahay Hadii ayaga Laga helo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133771"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133772,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133771\/revisions\/133772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}