{"id":133812,"date":"2019-10-16T14:43:21","date_gmt":"2019-10-16T12:43:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133812"},"modified":"2019-10-16T14:48:36","modified_gmt":"2019-10-16T12:48:36","slug":"taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/","title":{"rendered":"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dalacsiiyey Saadiiq Maxamuud Dhogor oo ah taliyaha ciidanka amniga garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Jubbaland ayaadarajada Gaashaanle Dhexe loogu xiray Saadiiq Dhogor oo ka mid ahaa sarakiishii sida gaarka aheyd uga shaqeysay amniga doorashadii dib loogu doortay Madaxweyne Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Khudbad uu Madaxweynaha Jubbaland ka jeediyey madasha ayuu ku sheegay in taliyuhu dalacsiintan ku muteystay dadaal badan iyo karti uu la yimid.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ka booriyey saraakiisha kale ee Jubbaland in ay labo jibaaran shaqooyinka adag ee ay u hayaan dadka reer Jubbaland.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa u muuqata mid uu Axmed Madoobe ugu abaal gudayo dadkii ka shaqeeyey doorashadii muranka dhalisay ee dib loogu doortay hoggaanka Jubbaland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-133812 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/11-1-6\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/11-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/11-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/11-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/11-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/22-1-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"679\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1-300x212.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1-768x543.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72244260_1663206477146618_6792210768231137280_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-133816\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72244260_1663206477146618_6792210768231137280_n.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72244260_1663206477146618_6792210768231137280_n.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72244260_1663206477146618_6792210768231137280_n-200x300.jpg 200w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dalacsiiyey Saadiiq Maxamuud Dhogor oo ah taliyaha ciidanka amniga garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Jubbaland ayaadarajada Gaashaanle Dhexe loogu xiray Saadiiq Dhogor oo ka mid ahaa sarakiishii sida gaarka aheyd uga shaqeysay amniga doorashadii dib loogu doortay Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":133814,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dalacsiiyey Saadiiq Maxamuud Dhogor oo ah taliyaha ciidanka amniga garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Jubbaland ayaadarajada Gaashaanle Dhexe loogu xiray Saadiiq Dhogor oo ka mid ahaa sarakiishii sida gaarka aheyd uga shaqeysay amniga doorashadii dib loogu doortay Madaxweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-16T12:43:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-16T12:48:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"679\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/\",\"name\":\"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-16T12:43:21+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-16T12:48:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":679},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dalacsiiyey Saadiiq Maxamuud Dhogor oo ah taliyaha ciidanka amniga garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Jubbaland ayaadarajada Gaashaanle Dhexe loogu xiray Saadiiq Dhogor oo ka mid ahaa sarakiishii sida gaarka aheyd uga shaqeysay amniga doorashadii dib loogu doortay Madaxweyne [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-16T12:43:21+00:00","article_modified_time":"2019-10-16T12:48:36+00:00","og_image":[{"width":960,"height":679,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/","name":"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg","datePublished":"2019-10-16T12:43:21+00:00","dateModified":"2019-10-16T12:48:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/22-1.jpg","width":960,"height":679},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-sugayey-amniga-doorashada-jubaland-oo-ladalacsiiyaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii sugayey amniga doorashada Jubaland oo ladalacsiiyay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133812"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133812"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133818,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133812\/revisions\/133818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133814"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}