{"id":133853,"date":"2019-10-17T12:41:07","date_gmt":"2019-10-17T10:41:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133853"},"modified":"2019-10-17T12:41:07","modified_gmt":"2019-10-17T10:41:07","slug":"al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/","title":{"rendered":"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Al-Shabaab ayaa sheegatay dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoo dilalkaas ay ahaayee kuwo ay geysteen rag ku hubeysan bastoolado oo markii falka ay fuliyeen goobta ka baxsaday.<span id=\"more-1789\"><\/span><\/p>\n<p>Warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in afar ruux oo saddex ka mid ah ay yihiin Nabadsugida dharcadka ay ku dileen degmada Waabaeri.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegtay inay saddexda ruux ay dileen ka qaateen bastooladihii ay wateen, waxaana toogashada ay dhacday xilli saddexda ruux ee la dilay ay saarnaayeen mootada loo yaqaano Fekon.<\/p>\n<p>Sidoo kale Al-Shabaab ayaa sheegatay inay degmada Dharkeenley ku dileen sarkaal ka tirsan ciidanka Milateriga oo ay magaciisa ku sheegtay Maxamed Cismaan Calasow oo labo xidigle ah.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Hey\u2019addaha ammaanka dowladda oo ku saabsan dilalkan xalay ka dhacay degmooyinka Dharkeenley iyo Waaberi, waxaana ay noqonayaan dilalkii ugu badnaa hal habeen ka dhaca Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-Shabaab ayaa sheegatay dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoo dilalkaas ay ahaayee kuwo ay geysteen rag ku hubeysan bastoolado oo markii falka ay fuliyeen goobta ka baxsaday. Warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in afar ruux oo saddex ka mid ah ay yihiin Nabadsugida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":105198,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Al-Shabaab ayaa sheegatay dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoo dilalkaas ay ahaayee kuwo ay geysteen rag ku hubeysan bastoolado oo markii falka ay fuliyeen goobta ka baxsaday. Warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in afar ruux oo saddex ka mid ah ay yihiin Nabadsugida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-17T10:41:07+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/\",\"name\":\"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-17T10:41:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya - Wardoon","og_description":"Al-Shabaab ayaa sheegatay dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoo dilalkaas ay ahaayee kuwo ay geysteen rag ku hubeysan bastoolado oo markii falka ay fuliyeen goobta ka baxsaday. Warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in afar ruux oo saddex ka mid ah ay yihiin Nabadsugida [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-17T10:41:07+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/","name":"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-17T10:41:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegtay-dilka-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al.Shabaab Oo sheegtay Dilka Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133853"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133854,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133853\/revisions\/133854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}