{"id":133876,"date":"2019-10-18T13:17:27","date_gmt":"2019-10-18T11:17:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133876"},"modified":"2019-10-18T13:17:45","modified_gmt":"2019-10-18T11:17:45","slug":"war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/","title":{"rendered":"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa sheegay in dowlada Maraykanka iyo Turkiga ay ku heshiiyeen xabad joojin waqooyiga Siiriya halkaa oo ay ciidamada Turkiga weerar ku qaadeen toddobaadkii hore.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa lagu gaaray magaalada Ankara kadib markii ay kulmeen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Pence.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in heshiiskan xabad joojinta ah oo soconaya shan maalmood ayaa qorshuhu yahay in dagaalamayaasha Kurdiyiinta ay ka\u00a0 baxaan waqooyiga Siiriya.<\/p>\n<p>Sidoo kale qodobada heshiiska ayaa waxaa ka md ah in Maraykanku uu joojiyo cunoqabataynta uu saaray Turkiga.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay heshiiskan inuu\u00a0 yahay war weyn kaasoo badbaadinaya nolosha malaayiin ruux.<\/p>\n<p>Dhinaca kale taliyaha YPG oo ah ururka Kurdiyiinta Mazloum Abdi ayaa sheegay in dhankooda ay u hogaansamayaan xabad joojinta looga dhowaaqay magaalada Ankara<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa sheegay in dowlada Maraykanka iyo Turkiga ay ku heshiiyeen xabad joojin waqooyiga Siiriya halkaa oo ay ciidamada Turkiga weerar ku qaadeen toddobaadkii hore. Heshiiskan ayaa lagu gaaray magaalada Ankara kadib markii ay kulmeen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Pence. Wararka ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":130179,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa sheegay in dowlada Maraykanka iyo Turkiga ay ku heshiiyeen xabad joojin waqooyiga Siiriya halkaa oo ay ciidamada Turkiga weerar ku qaadeen toddobaadkii hore. Heshiiskan ayaa lagu gaaray magaalada Ankara kadib markii ay kulmeen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Pence. Wararka ayaa waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-18T11:17:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-18T11:17:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"637\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/\",\"name\":\"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"datePublished\":\"2019-10-18T11:17:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-18T11:17:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"width\":637,\"height\":517},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa sheegay in dowlada Maraykanka iyo Turkiga ay ku heshiiyeen xabad joojin waqooyiga Siiriya halkaa oo ay ciidamada Turkiga weerar ku qaadeen toddobaadkii hore. Heshiiskan ayaa lagu gaaray magaalada Ankara kadib markii ay kulmeen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Pence. Wararka ayaa waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-18T11:17:27+00:00","article_modified_time":"2019-10-18T11:17:45+00:00","og_image":[{"width":637,"height":517,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","type":"image\/png"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/","name":"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","datePublished":"2019-10-18T11:17:27+00:00","dateModified":"2019-10-18T11:17:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","width":637,"height":517},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-turkiga-iyo-maraykanka-oo-heshiis-ka-gaaray-dagaalada-ka-socda-waqoyiga-siiriya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133876"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133877,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133876\/revisions\/133877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130179"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}