{"id":133892,"date":"2019-10-19T07:41:02","date_gmt":"2019-10-19T05:41:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133892"},"modified":"2019-10-19T07:41:02","modified_gmt":"2019-10-19T05:41:02","slug":"muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/","title":{"rendered":"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah &#038; Cidda dishay oo la ogaday,"},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii Guutada Gorgor ee Kumaandooska Xoogga dalka Maxaadeey Saleebaan ayaa caawa lagu dilay is rasaaseyn ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood 2 ee ku dhow Xaawo Taako.<span id=\"more-1917\"><\/span><\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is rasaaseynta, waxaana la sheegayaa in Ilaalada Hotelka iyo Ciidamo kale oo goobta ka dhowaa ayaa rasaas ku furay gaariga uu saarnaa Taliyaha, iyagoo ka shakiyay.<\/p>\n<p>Gaariga uu saarnaa Taliyaha ayaa la sheegay inuu ka yimid dhinaca Baar shabeelle, waxaana wadadaas ay tahay wado hal jiho.<\/p>\n<p>Taliye Maxaadeey ayaa soo noqday Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif, sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii dalka dibaddiisa waxbrashada u aaday<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyahan ayaa hoggaaminayay howlgalkii Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan Ciidamada kumaandooska lagu soo tababaray dalka Turkiga ee dhowaan la wareegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Hey\u2019addaha Amnig ee dowladda Federaalka, waxaana lagu wadaa kn dhacdadan lagu dilay Taliyaha loo saaro guddi baaritaan ku sameeya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii Guutada Gorgor ee Kumaandooska Xoogga dalka Maxaadeey Saleebaan ayaa caawa lagu dilay is rasaaseyn ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood 2 ee ku dhow Xaawo Taako. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is rasaaseynta, waxaana la sheegayaa in Ilaalada Hotelka iyo Ciidamo kale oo goobta ka dhowaa ayaa rasaas ku furay gaariga uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133863,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah &amp; Cidda dishay oo la ogaday, - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah &amp; Cidda dishay oo la ogaday, - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii Guutada Gorgor ee Kumaandooska Xoogga dalka Maxaadeey Saleebaan ayaa caawa lagu dilay is rasaaseyn ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood 2 ee ku dhow Xaawo Taako. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is rasaaseynta, waxaana la sheegayaa in Ilaalada Hotelka iyo Ciidamo kale oo goobta ka dhowaa ayaa rasaas ku furay gaariga uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-19T05:41:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"278\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"181\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/\",\"name\":\"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah & Cidda dishay oo la ogaday, - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-19T05:41:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg\",\"width\":278,\"height\":181},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah &#038; Cidda dishay oo la ogaday,\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah & Cidda dishay oo la ogaday, - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah & Cidda dishay oo la ogaday, - Wardoon","og_description":"Taliyihii Guutada Gorgor ee Kumaandooska Xoogga dalka Maxaadeey Saleebaan ayaa caawa lagu dilay is rasaaseyn ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood 2 ee ku dhow Xaawo Taako. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is rasaaseynta, waxaana la sheegayaa in Ilaalada Hotelka iyo Ciidamo kale oo goobta ka dhowaa ayaa rasaas ku furay gaariga uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-19T05:41:02+00:00","og_image":[{"width":278,"height":181,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/","name":"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah & Cidda dishay oo la ogaday, - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg","datePublished":"2019-10-19T05:41:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download.jpg1_.jpg","width":278,"height":181},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-waxaa-lagu-dilay-taliye-caan-ah-cidda-dishay-oo-la-ogaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muqdisho waxaa Lagu Dilay Taliye Caan ah &#038; Cidda dishay oo la ogaday,"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133893,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133892\/revisions\/133893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133863"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}