{"id":133962,"date":"2019-10-20T15:44:49","date_gmt":"2019-10-20T13:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=133962"},"modified":"2019-10-20T15:44:49","modified_gmt":"2019-10-20T13:44:49","slug":"ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/","title":{"rendered":"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saluug ka muujiyay talaabo isaga ka dhan eheyd oo uu shalay qaaday Gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, xili la fadhiyay xarunta Villa Hargeysa.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Gudoomiye Mursal uu Mikrafoonka ka xirtay isagoo watay hadal jeedintiisa, taasoo uu ku sifeeyay iney tahay mid baalmarsan sharciga, maadaama Xildhibaanku xaq u leeyahay inuu aragtidiisa ku cabiro fadhiyada golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Cabdi Shire ayaa muujiyay diidmadiisa la xiriirta in xili mudo xileedka Baarlamaanka uu gabaabsi yahay Xildhibaanada lagu mashquuliyo iney watqi ku bixiyaan heshiiska ilaalinta hiddo dhaqameedka aan muuqan iyo heshiiska khuseeya midka dabiiciga.<\/p>\n<p>Taas bedelkeed, waxa uu soo jeediyay in laga hadlo arinta Kenya,Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada,Warbixintii Hanti-Dhowrka,Amni darrada ka jirta dalka iyo rajo xumida laga muujinayo inaanay dalka doorasho ka dhaceynin.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel), ayaa sheegay in Aflagaado uu kala kulmay Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, iyadoo buuqa labadooda ay sabab u noqotay in Gudoomiyaha uu qaato go\u2019aan ah inuu ku dhawaaqo inuu xiran yahayba kulankii 1-aad ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeun Cabdi Shire ayaa sheegay iney Guddoonka Baarlamaanka kala xisaabtamayaan Ajendayaasha la horkeenayo Baarlamaanka iyo sida ay u kala muhiimsan yihiin, isagoo dhinaca kalena sheegay in dalka uu ku jiro xaalad xasaasi ah, loona baahan yahay in arrimaha waaweyn laga hadlo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saluug ka muujiyay talaabo isaga ka dhan eheyd oo uu shalay qaaday Gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, xili la fadhiyay xarunta Villa Hargeysa. Waxa uu sheegay in Gudoomiye Mursal uu Mikrafoonka ka xirtay isagoo watay hadal jeedintiisa, taasoo uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":133963,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-133962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saluug ka muujiyay talaabo isaga ka dhan eheyd oo uu shalay qaaday Gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, xili la fadhiyay xarunta Villa Hargeysa. Waxa uu sheegay in Gudoomiye Mursal uu Mikrafoonka ka xirtay isagoo watay hadal jeedintiisa, taasoo uu ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-20T13:44:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"508\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/\",\"name\":\"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-20T13:44:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg\",\"width\":508,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saluug ka muujiyay talaabo isaga ka dhan eheyd oo uu shalay qaaday Gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan, xili la fadhiyay xarunta Villa Hargeysa. Waxa uu sheegay in Gudoomiye Mursal uu Mikrafoonka ka xirtay isagoo watay hadal jeedintiisa, taasoo uu ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-20T13:44:49+00:00","og_image":[{"width":508,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/","name":"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg","datePublished":"2019-10-20T13:44:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571578872355.jpg","width":508,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaar-jecel-wixii-shalay-ka-dhacay-baarlamaanka-khalad-ayey-eheyd-waana-kala-xisaabtami-doonnaa-guddoonka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciyaar Jecel \u201cWixii shalay ka dhacay Baarlamaanka khalad ayey eheyd, waana kala xisaabtami doonnaa Guddoonka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133962"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=133962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":133964,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/133962\/revisions\/133964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/133963"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=133962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=133962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}