{"id":134008,"date":"2019-10-21T12:56:09","date_gmt":"2019-10-21T10:56:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134008"},"modified":"2019-10-21T12:57:10","modified_gmt":"2019-10-21T10:57:10","slug":"sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/","title":{"rendered":"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, &#038; Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay."},"content":{"rendered":"<p>Rabshado ay abaabuleen dad ka careysan dil shalay galab ka dhacay magaalada Garoowe ayaa kalifay in la gubo jidadka laamiyada ee caasumadda Puntland, waxayna sidaas oo kale dadkan careysan dab qabadsiiyaan laamiyada lagu dhisay deeqaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Majiraan ciidan iyo masuuliyiin dawladeed oo ilaa hadda howshan galay si loo qaboojiyo, waxaana muuqata in carada ka dhalatay ficiladan ay tahay mid saameyn buuxda yeelan karta.<\/p>\n<p>Maamulkii degmada Garoowe, Taliyayaashii laamaha Ammaanka iyo kuwa gobalka Nugaal ayaan ilaa hadda waxba ka qabanin dhacdadan oo laamiyada lagu gubayo.<\/p>\n<p>Dadkan waxa ka cabanayaan nin dhalinyaro ah oo ay dileen ciidamada Amniga, sidaas oo kalena waxay ka soo horjeedaan dilkii Nabadoon loogu geystay magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Sidaas oo kale ma jiraan dadweyne sheeganaya cabashadoodu sida ay tahay oo run ka dhigaya ama u soo bandhigaya sifo sharciga waafaqsan<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-134009\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rabshado ay abaabuleen dad ka careysan dil shalay galab ka dhacay magaalada Garoowe ayaa kalifay in la gubo jidadka laamiyada ee caasumadda Puntland, waxayna sidaas oo kale dadkan careysan dab qabadsiiyaan laamiyada lagu dhisay deeqaha caalamiga ah. Majiraan ciidan iyo masuuliyiin dawladeed oo ilaa hadda howshan galay si loo qaboojiyo, waxaana muuqata in carada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134009,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, &amp; Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, &amp; Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Rabshado ay abaabuleen dad ka careysan dil shalay galab ka dhacay magaalada Garoowe ayaa kalifay in la gubo jidadka laamiyada ee caasumadda Puntland, waxayna sidaas oo kale dadkan careysan dab qabadsiiyaan laamiyada lagu dhisay deeqaha caalamiga ah. Majiraan ciidan iyo masuuliyiin dawladeed oo ilaa hadda howshan galay si loo qaboojiyo, waxaana muuqata in carada ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-21T10:56:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-21T10:57:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/\",\"name\":\"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, & Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-21T10:56:09+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-21T10:57:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg\",\"width\":720,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, &#038; Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, & Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, & Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay. - Wardoon","og_description":"Rabshado ay abaabuleen dad ka careysan dil shalay galab ka dhacay magaalada Garoowe ayaa kalifay in la gubo jidadka laamiyada ee caasumadda Puntland, waxayna sidaas oo kale dadkan careysan dab qabadsiiyaan laamiyada lagu dhisay deeqaha caalamiga ah. Majiraan ciidan iyo masuuliyiin dawladeed oo ilaa hadda howshan galay si loo qaboojiyo, waxaana muuqata in carada ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-21T10:56:09+00:00","article_modified_time":"2019-10-21T10:57:10+00:00","og_image":[{"width":720,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/","name":"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, & Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg","datePublished":"2019-10-21T10:56:09+00:00","dateModified":"2019-10-21T10:57:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571655195174.jpg","width":720,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawiro-xaaladda-garoowe-oo-kacsan-masuuliyiinta-dawladda-oo-ka-dhuuntay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRO: Xaaladda Garoowe oo kacsan, &#038; Masuuliyiinta Dawladda oo ka dhuuntay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134008"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134011,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134008\/revisions\/134011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134009"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}