{"id":134028,"date":"2019-10-22T12:07:37","date_gmt":"2019-10-22T10:07:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134028"},"modified":"2019-10-22T12:07:37","modified_gmt":"2019-10-22T10:07:37","slug":"cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/","title":{"rendered":"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda"},"content":{"rendered":"<p>Waa wareysi uu wargeyska Daily Nation la yeeshay safiirka Mareykanka u jooga Kenya. Mid ka mid ah su\u2019aalaha ayaa la xiriirtay muranka badda ee labadda wadan ee Somalia iyo Kenya, iyo waxa uu yahay go\u2019aanka Mareykanka.<\/p>\n<p>Kyle McCarter wuxuu sheegay in USA ay ka shaqeyneyso in wax walba lagu xaliyo miiska wada hadalka, wuxuu kaloo sheegay inuu Muqdisho tagay uuna madaxweyne Farmaajo kala hadlay inuu dacwada kasoo saaro maxkamada, oo arrinta wadahadal lagu xaliyo.\u00a0Wuxuu intaa ku daray in Farmaajo iyo Uhuru ay u sheegeen in caqabada ugu weyn ay tahay in laga adkaado Al Shabaab.<\/p>\n<p>Dowladda Somalia ma sheegin socdaalka uu Kyle McCarter ku yimmid Muqdisho, kaas oo u muuqda inuu qarsoodi ahaa, balse hadalkaan ayaa imaanaya iyadoo asbuucii lasoo dhaafay ay maxkamadd ICJ dib u dhigtay wajiga labaad ee dhageysiga muranka badda ee Kenya iyo Somalia.<\/p>\n<p>Waxaa muuqata caqabad weyn madaama Mareykanka oo galaangal badan kuleh arrimaha Somalia iyo adduunka, uu doonaayo in meel ka baxsan maxkamada lagu xaliyo doodda badda ee Somalia iyo Kenya, tiiyoo ay jirto in wajiga labaad ee doodda lagu aadiyay xili ay Somalia ku jirto xaalad doorasho.<\/p>\n<p>Wareysigaan wuxuu kusoo baxay cadadkii maanta ee wargeyska Daily Nation, wuxuuna safiirku ka hadlay arrimo u badnaa kuwa gudaha Kenya.<\/p>\n<p>Waxaa Soo Turjumay\u00a0 Abdullahi Osman Farah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa wareysi uu wargeyska Daily Nation la yeeshay safiirka Mareykanka u jooga Kenya. Mid ka mid ah su\u2019aalaha ayaa la xiriirtay muranka badda ee labadda wadan ee Somalia iyo Kenya, iyo waxa uu yahay go\u2019aanka Mareykanka. Kyle McCarter wuxuu sheegay in USA ay ka shaqeyneyso in wax walba lagu xaliyo miiska wada hadalka, wuxuu kaloo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":130695,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waa wareysi uu wargeyska Daily Nation la yeeshay safiirka Mareykanka u jooga Kenya. Mid ka mid ah su\u2019aalaha ayaa la xiriirtay muranka badda ee labadda wadan ee Somalia iyo Kenya, iyo waxa uu yahay go\u2019aanka Mareykanka. Kyle McCarter wuxuu sheegay in USA ay ka shaqeyneyso in wax walba lagu xaliyo miiska wada hadalka, wuxuu kaloo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-22T10:07:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/\",\"name\":\"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-22T10:07:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg\",\"width\":600,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda - Wardoon","og_description":"Waa wareysi uu wargeyska Daily Nation la yeeshay safiirka Mareykanka u jooga Kenya. Mid ka mid ah su\u2019aalaha ayaa la xiriirtay muranka badda ee labadda wadan ee Somalia iyo Kenya, iyo waxa uu yahay go\u2019aanka Mareykanka. Kyle McCarter wuxuu sheegay in USA ay ka shaqeyneyso in wax walba lagu xaliyo miiska wada hadalka, wuxuu kaloo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-22T10:07:37+00:00","og_image":[{"width":600,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/","name":"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg","datePublished":"2019-10-22T10:07:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/President-Uhuru-Kenyatta-congratulates-new-Somali-President-Mohamed-Abdullahi-Farmaajo-600x330.jpg","width":600,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cadeymo-dhab-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-lagu-dhagan-yahay-kiiska-badda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"CADEYMO:- DHAB AH Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhagan yahay , Kiiska Badda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134028"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134029,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134028\/revisions\/134029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130695"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}