{"id":134065,"date":"2019-10-24T08:21:35","date_gmt":"2019-10-24T06:21:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134065"},"modified":"2019-10-24T08:22:13","modified_gmt":"2019-10-24T06:22:13","slug":"war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/","title":{"rendered":"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dhammaan la qaaday cunaqabateyntii la saaray Turkiga, kaddib markii heshiis xabad joojin ah laga gaaray waqooyiga Suuriya oo todobaadyo ka hor uu Milateriga Turkiga ku qaaday guluf dagaal.<\/p>\n<p>Trump ayaa sheegay in sababta cunaqabateynta loo qaaday ay aheyd marki dowladda Turkiga ay ogolaatay in la sii wado xabad joojinta.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Turkiga waxay Maamulkeyga u sheegeen inay joojinayaan gulufkii dagaal ay ka wadeen waqooyiga Suuriya, ayna xabad joojinta ka dhigayaan mid toos ah\u201dayuu yiri Donald Trump.<\/p>\n<p>Mr Trump ayaa sheegay in Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka uu ku wargeliyay in laga qaado dhammaan cunaqabateyntii la saaray Turkiga 14-kii bishan,<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa horay u sheegay inuu cunaqabateyn ku soo rogay Turkiga, kaddib markii Turkiga ay weerar ku qaadeen waqooyiga Suuriya oo ah halka ay ku xooggan yihiin Kurdiyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dhammaan la qaaday cunaqabateyntii la saaray Turkiga, kaddib markii heshiis xabad joojin ah laga gaaray waqooyiga Suuriya oo todobaadyo ka hor uu Milateriga Turkiga ku qaaday guluf dagaal. Trump ayaa sheegay in sababta cunaqabateynta loo qaaday ay aheyd marki dowladda Turkiga ay ogolaatay in la sii wado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":122012,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dhammaan la qaaday cunaqabateyntii la saaray Turkiga, kaddib markii heshiis xabad joojin ah laga gaaray waqooyiga Suuriya oo todobaadyo ka hor uu Milateriga Turkiga ku qaaday guluf dagaal. Trump ayaa sheegay in sababta cunaqabateynta loo qaaday ay aheyd marki dowladda Turkiga ay ogolaatay in la sii wado [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-24T06:21:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-24T06:22:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"789\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/\",\"name\":\"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-24T06:21:35+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-24T06:22:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\",\"width\":789,\"height\":460,\"caption\":\"U.S. President Donald Trump speaks during a Cabinet meeting on day 12 of the partial U.S. government shutdown at the White House in Washington, U.S., January 2, 2019. REUTERS\/Jim Young - RC180D093F10\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dhammaan la qaaday cunaqabateyntii la saaray Turkiga, kaddib markii heshiis xabad joojin ah laga gaaray waqooyiga Suuriya oo todobaadyo ka hor uu Milateriga Turkiga ku qaaday guluf dagaal. Trump ayaa sheegay in sababta cunaqabateynta loo qaaday ay aheyd marki dowladda Turkiga ay ogolaatay in la sii wado [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-24T06:21:35+00:00","article_modified_time":"2019-10-24T06:22:13+00:00","og_image":[{"width":789,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/","name":"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","datePublished":"2019-10-24T06:21:35+00:00","dateModified":"2019-10-24T06:22:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","width":789,"height":460,"caption":"U.S. President Donald Trump speaks during a Cabinet meeting on day 12 of the partial U.S. government shutdown at the White House in Washington, U.S., January 2, 2019. REUTERS\/Jim Young - RC180D093F10"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-madaxweyne-trump-oo-ku-dhawaaqay-go-aan-ka-farxiyay-shacabka-turkia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Madaxweyne\u00a0Trump Oo ku Dhawaaqay Go.aan ka Farxiyay, Shacabka Islaamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134065"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134065"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134067,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134065\/revisions\/134067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122012"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}