{"id":134070,"date":"2019-10-24T12:54:42","date_gmt":"2019-10-24T10:54:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134070"},"modified":"2019-10-24T12:54:42","modified_gmt":"2019-10-24T10:54:42","slug":"hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/","title":{"rendered":"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, ayaa ka hadlay xirnaanshaha Waddooyinka Caasimadda, Maqnaanshaha Maqaamka Muqdisho iyo awooda ay dowladda u adeegsaneyso cid kasta oo rabitaankeeda kahor timaada.<\/p>\n<p>Madaxda dowladda ayuu ku dhaliilay ineysan dhab ka eheyn sugida amniga magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in dowladda ay maciin biday in amniga Caasimadda ay xalkeeda u aragto in wadooyinka u muhiimka ahaa Albaabo lagu xirto, si ay uga gaashaamato weerarada Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cMagaalada waxey mareysaa heer dhagax inay dhaaftay oo ganjeel lagu xiro, war jidka ganjeelka lagu xiraayo askar waardiyeeso hala dhigo,dadka Canshuuraa laga qaadaa askartana mushaaraa la siiyaa, askarta hala dhigo ha waardiyeeyaan\u201d ayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur oo u waramay Warbaahinta Mustaqbal.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C\/raxmaan Cshakuur ayaa isdul taagay dhibaatada amni xumo ee u gaarka ah shacabka Muqdisho, isagoo soo jeediyay iney tahay in dhibta ku kooban Caasimada in lala wadaago, si lamid ah sida loola wadaago dhaqaalaha ay iyada soo saarato.<\/p>\n<p>Waxayaabaha uu taabtay waxaa kamid ah sidii matalaad ay Shacabka Muqdisho ugu heli lahaayeen dowladda, wuxuuna tilmaamay in dowladda ay dano Siyaasadeed ku wadato arrinta Maqaamka Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu danbeyn talo ku siiyo madaxda sare ee dowladda iney xal ku dayaan wixii khilaafaada ee ka hor yimaada, wuxuuna tilmaamay in laga soo gudbay Sooyaalkii Taariikhda waqtiyadii awoodda wax lagu maquunin jiray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, ayaa ka hadlay xirnaanshaha Waddooyinka Caasimadda, Maqnaanshaha Maqaamka Muqdisho iyo awooda ay dowladda u adeegsaneyso cid kasta oo rabitaankeeda kahor timaada. Madaxda dowladda ayuu ku dhaliilay ineysan dhab ka eheyn sugida amniga magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in dowladda ay maciin biday in amniga Caasimadda ay xalkeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134071,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134070","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, ayaa ka hadlay xirnaanshaha Waddooyinka Caasimadda, Maqnaanshaha Maqaamka Muqdisho iyo awooda ay dowladda u adeegsaneyso cid kasta oo rabitaankeeda kahor timaada. Madaxda dowladda ayuu ku dhaliilay ineysan dhab ka eheyn sugida amniga magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in dowladda ay maciin biday in amniga Caasimadda ay xalkeeda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-24T10:54:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"717\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/\",\"name\":\"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-24T10:54:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg\",\"width\":720,\"height\":717},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, ayaa ka hadlay xirnaanshaha Waddooyinka Caasimadda, Maqnaanshaha Maqaamka Muqdisho iyo awooda ay dowladda u adeegsaneyso cid kasta oo rabitaankeeda kahor timaada. Madaxda dowladda ayuu ku dhaliilay ineysan dhab ka eheyn sugida amniga magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in dowladda ay maciin biday in amniga Caasimadda ay xalkeeda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-24T10:54:42+00:00","og_image":[{"width":720,"height":717,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/","name":"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg","datePublished":"2019-10-24T10:54:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571914285981.jpg","width":720,"height":717},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-cc-shakuur-oo-werar-afka-ah-ku-qaaday-vila-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hogaamiyaha Mucaaradka Cc, Shakuur Oo Werar Afka ah ku Qaaday Vila Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134070"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134072,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134070\/revisions\/134072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134071"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}