{"id":134111,"date":"2019-10-25T09:13:45","date_gmt":"2019-10-25T07:13:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134111"},"modified":"2019-10-25T09:13:45","modified_gmt":"2019-10-25T07:13:45","slug":"warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Warbixin:- QM oo  Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey  Dorashadii, Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Warbixinta guddiga khubarada kooxda dabagalka QM ee Soomaaliya (UN Monitoring Group) ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in dowladda Soomaaliya ay musuq-maasuqday doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>\u201cXubnaha baarlamanka ayaa helay lacag u dhaxeysay 20 illaa 30 kun oo dollar midkiiba, si ay ugu codeeyaan musharaxa dowladda ay dooneysay\u201d ayey tiri warbixinta.<\/p>\n<p>82 ka mid ah xildhibaanada Koonfur Galbeed ayay warbixinta sheegtay in bishii November 2018 la geeyey magaalada Muqdisho, oo midkiiba la siiyey 5,000 oo dollar oo hormaris ah, ayada oo loo ballan-qaaday lacag 20 ilaa 30 kun ah marka ay doortaan musharaxa dowladda ee Lafta-gareen.<\/p>\n<p>Guddiga khubarada ayaa sheegay in sidoo kale la hayo caddeymo muujinaya in sarkaal maaliyadeed oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, uu lacag boqolaal kun oo dollar ah ku wareejiyey wasiir ka tirsanaa Koonfur Galbeed, si xildhibaannada loogu qeybiyo.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay in 15 qof oo shacab ah lagu dilay magaalada Baydhaba, kadib markii dowladda federaalka ay xirtay musharax Mukhtaar Roobow, taasi oo dhalisay rabasho.<\/p>\n<p>Dilalkaasi ayay warbixinta sheegtay inay fuliyeen ciidamada dowladda federaalka ah iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa horey loogu eedeeyey inay awood ku maquunineyso maamul goboleedyada dalka si ay madax ugu dhigto shaqsiyaad ayada ku xiran, taasi oo horseedday burburka dhowr maamul, iyo khilaafyo wiiqay awooddii mideysneyd ee lagula dagaalami lahaa Al-Shabaab.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986864397-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-134114\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986864397-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986864397-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986864397-1-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixinta guddiga khubarada kooxda dabagalka QM ee Soomaaliya (UN Monitoring Group) ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in dowladda Soomaaliya ay musuq-maasuqday doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. \u201cXubnaha baarlamanka ayaa helay lacag u dhaxeysay 20 illaa 30 kun oo dollar midkiiba, si ay ugu codeeyaan musharaxa dowladda ay dooneysay\u201d ayey tiri warbixinta. 82 ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134113,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134111","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbixinta guddiga khubarada kooxda dabagalka QM ee Soomaaliya (UN Monitoring Group) ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in dowladda Soomaaliya ay musuq-maasuqday doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. \u201cXubnaha baarlamanka ayaa helay lacag u dhaxeysay 20 illaa 30 kun oo dollar midkiiba, si ay ugu codeeyaan musharaxa dowladda ay dooneysay\u201d ayey tiri warbixinta. 82 ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-25T07:13:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/\",\"name\":\"Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-25T07:13:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg\",\"width\":720,\"height\":397},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed - Wardoon","og_description":"Warbixinta guddiga khubarada kooxda dabagalka QM ee Soomaaliya (UN Monitoring Group) ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in dowladda Soomaaliya ay musuq-maasuqday doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. \u201cXubnaha baarlamanka ayaa helay lacag u dhaxeysay 20 illaa 30 kun oo dollar midkiiba, si ay ugu codeeyaan musharaxa dowladda ay dooneysay\u201d ayey tiri warbixinta. 82 ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-25T07:13:45+00:00","og_image":[{"width":720,"height":397,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/","name":"Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg","datePublished":"2019-10-25T07:13:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1571986860164.jpg","width":720,"height":397},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warbixin-qm-oo-dowladda-nabad-iyo-nolal-ku-edeysay-masuq-maasuq-lagu-sameyey-dorashadii-koonfur-galbeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warbixin:- QM oo Dowladda Nabad iyo Nolal Ku Edeysay Masuq Maasuq Lagu Sameyey Dorashadii, Koonfur Galbeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134111"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134111"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134115,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134111\/revisions\/134115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134113"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}