{"id":134124,"date":"2019-10-25T22:31:02","date_gmt":"2019-10-25T20:31:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134124"},"modified":"2019-10-25T22:31:02","modified_gmt":"2019-10-25T20:31:02","slug":"guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/","title":{"rendered":"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb waxaa Galabta ka dhacday Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee Maamul u sameynta Galmudug iyo kuxigeenkiisa, guddigaas oo ah kii ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay guddoomiye u doorteen Cabdinaasir Geelle Cilmi halka kuxigeen u doorteen Axmed Caafi oo kamid ah Xubnaha Guddiga.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddiga kale ee Maamul u sameynta Galmudug ee uu Magacaabey Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa iyana la filayaa inay guddoon Cusub doortaan.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada ayaa ah mid caadi ah oo ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha ay socdaan, waxaana dhinaca kale la dareemayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo magaalada ka jira, kaddib markii saakay Gaadiid dagaal oo ay wateen Ciidanka xoogga dalka ee 21aad ay gudaha u soo galeen magaalada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CHrDgxdVCEQ\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb waxaa Galabta ka dhacday Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee Maamul u sameynta Galmudug iyo kuxigeenkiisa, guddigaas oo ah kii ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay guddoomiye u doorteen Cabdinaasir Geelle Cilmi halka kuxigeen u doorteen Axmed Caafi oo kamid ah Xubnaha Guddiga. Dhinaca kale Guddiga kale ee Maamul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134125,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusamareeb waxaa Galabta ka dhacday Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee Maamul u sameynta Galmudug iyo kuxigeenkiisa, guddigaas oo ah kii ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay guddoomiye u doorteen Cabdinaasir Geelle Cilmi halka kuxigeen u doorteen Axmed Caafi oo kamid ah Xubnaha Guddiga. Dhinaca kale Guddiga kale ee Maamul [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-25T20:31:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"752\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/\",\"name\":\"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png\",\"datePublished\":\"2019-10-25T20:31:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png\",\"width\":752,\"height\":526},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusamareeb waxaa Galabta ka dhacday Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee Maamul u sameynta Galmudug iyo kuxigeenkiisa, guddigaas oo ah kii ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay guddoomiye u doorteen Cabdinaasir Geelle Cilmi halka kuxigeen u doorteen Axmed Caafi oo kamid ah Xubnaha Guddiga. Dhinaca kale Guddiga kale ee Maamul [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-25T20:31:02+00:00","og_image":[{"width":752,"height":526,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/","name":"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png","datePublished":"2019-10-25T20:31:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Capture.PNG1_.png","width":752,"height":526},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-farsamada-maamul-u-samaynta-galmudug-oo-doortay-guddoomiye-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug oo doortay guddoomiye +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134124"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134126,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134124\/revisions\/134126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134125"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}