{"id":134131,"date":"2019-10-26T06:52:31","date_gmt":"2019-10-26T04:52:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134131"},"modified":"2019-10-26T06:52:31","modified_gmt":"2019-10-26T04:52:31","slug":"deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/","title":{"rendered":"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo"},"content":{"rendered":"<p>Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Maxamed Faarax Cawl oo lagu dilay bartamaha magaaladaas caawa.<\/p>\n<p>Dableydan ayaa dil toogasho ah u geystay Maxamed Faarax Cawl, waxayna ka baxsadeen goobta uu dilkan ka dhacay, waxaana xogo soo baxaya ay sheegayaan in ay ahaayeen tiro ahaan in ka badan 4 qof oo hubeysan.<\/p>\n<p>Taliyaha la dilay ayaa ahaa ruux Nabadoon ah oo qeyb ka qaadan jiray xalinta khilaafaadka beelaha ee gobalka Mudug, wuxuuna caan ku ahaa in uu mar kasta adeegsan jiray Mootada lagu yaqaano ciidamada Booliska, qeybta Taraafikada qaabilsan.<\/p>\n<p>Sidaas oo kale, wuxuu ahaa sharci yaqaan arrimaha wadooyinka aad wax badan uga yaqaanay oo uu ka shaqeynayay tan iyo markii ay dhacday dawladdii Kacaanka, isagoo ka dibna ka mid ahaa Taraafikada gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Ciidamada Amniga oo goobta yimi ayaa bilaabay howlgalo ku saabsan dilkan, ilaa haddana kuma aysan guuleysan in ay shaaciyaan in ay qabteen dadkii ka dambeeyey falalkan, xili ay ka gaabsadeen in ay warbaahinta la hadlaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Maxamed Faarax Cawl oo lagu dilay bartamaha magaaladaas caawa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":71406,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Maxamed Faarax Cawl oo lagu dilay bartamaha magaaladaas caawa. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-26T04:52:31+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/\",\"name\":\"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-26T04:52:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo - Wardoon","og_description":"Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Laamaha Ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan dableydii ka dambeysay dilkii Taliyihii ciidamada Taraafikada ee magaalada Gaalkacyo Maxamed Faarax Cawl oo lagu dilay bartamaha magaaladaas caawa. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-26T04:52:31+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/","name":"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-26T04:52:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-deg-taliye-caan-ah-oo-lagu-toogtay-waqoyiga-gaalkcyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deg deg Taliye Caan, ah oo Lagu Toogtay Waqoyiga Gaalkcyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134131"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134132,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134131\/revisions\/134132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}