{"id":134140,"date":"2019-10-26T09:00:44","date_gmt":"2019-10-26T07:00:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134140"},"modified":"2019-10-26T09:00:44","modified_gmt":"2019-10-26T07:00:44","slug":"sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Dibad-baxayaal careysan oo dhagxaan tuuraya ayaa goordhow waxaa ay xireen qaar ka mid ah jidadka Muqdisho, iyaga oo gawaariga u diiday iney maraan.<\/p>\n<p>Darawallada BL-ka ka shaqeeya gudaha Muqdisho ayaa dhigaya dibad-baxyada iyaga oo ka cabanaya jidadka xiran ee guud ahaan caasimadda.<\/p>\n<p>\u201cCanshuur ayaan bixinaa haddana jid aan marno ma leh, waan soco weynay, ee waa in gawaarida kale istaagaan\u201d, waxaa ku qeylinayey mid ka mid ah dibad-baxayaasha.<\/p>\n<p>Jidadka ay xirteen waxaa ka mid ah Zoobe, midka Buulo-Xuubeey iyo qaar kale, waxaa kale oo la diiday xataa gawaarida ciidamada iney maraan, waxaana dhaca xabado.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Cumar Filish oo markii uu imaanayey balan ku qaaday inuu jidadka furo, 2 bil ayuu joogaa ilaa hadda far ma dhaqaajin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072892058.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-134142\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072892058.jpg\" alt=\"\" width=\"528\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072892058.jpg 528w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072892058-220x300.jpg 220w\" sizes=\"(max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-134141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg\" alt=\"\" width=\"528\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg 528w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572-220x300.jpg 220w\" sizes=\"(max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibad-baxayaal careysan oo dhagxaan tuuraya ayaa goordhow waxaa ay xireen qaar ka mid ah jidadka Muqdisho, iyaga oo gawaariga u diiday iney maraan. Darawallada BL-ka ka shaqeeya gudaha Muqdisho ayaa dhigaya dibad-baxyada iyaga oo ka cabanaya jidadka xiran ee guud ahaan caasimadda. \u201cCanshuur ayaan bixinaa haddana jid aan marno ma leh, waan soco weynay, ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134141,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dibad-baxayaal careysan oo dhagxaan tuuraya ayaa goordhow waxaa ay xireen qaar ka mid ah jidadka Muqdisho, iyaga oo gawaariga u diiday iney maraan. Darawallada BL-ka ka shaqeeya gudaha Muqdisho ayaa dhigaya dibad-baxyada iyaga oo ka cabanaya jidadka xiran ee guud ahaan caasimadda. \u201cCanshuur ayaan bixinaa haddana jid aan marno ma leh, waan soco weynay, ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-26T07:00:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"528\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/\",\"name\":\"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-26T07:00:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg\",\"width\":528,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dibad-baxayaal careysan oo dhagxaan tuuraya ayaa goordhow waxaa ay xireen qaar ka mid ah jidadka Muqdisho, iyaga oo gawaariga u diiday iney maraan. Darawallada BL-ka ka shaqeeya gudaha Muqdisho ayaa dhigaya dibad-baxyada iyaga oo ka cabanaya jidadka xiran ee guud ahaan caasimadda. \u201cCanshuur ayaan bixinaa haddana jid aan marno ma leh, waan soco weynay, ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-26T07:00:44+00:00","og_image":[{"width":528,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/","name":"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg","datePublished":"2019-10-26T07:00:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572072882572.jpg","width":528,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-dibad-baxayaal-xirtay-waddoyinka-ugu-muhiimsan-caasimadda-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Waddoyinka Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134140"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134143,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134140\/revisions\/134143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}