{"id":134161,"date":"2019-10-27T07:37:36","date_gmt":"2019-10-27T05:37:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134161"},"modified":"2019-10-27T07:39:53","modified_gmt":"2019-10-27T05:39:53","slug":"war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/","title":{"rendered":"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan,"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka gobalka Nugaal iyo Odayaal kasoo jeeda gobalkaas ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe, waxay ka soo saareen digniin ku wajahan xaaladdaha ammaanka ee caasumada oo ay sheegeen in ay ka jiraan, balse ma aysan bixin faahfaahin cad.<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Odayaasha qaarkood hadlay oo u badan kuwa ay mushaaraad siiso dawladda ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin ficiladii maanta ee baarlamaanka, waxayna sheegeen in dhacdadii dhacday iyo xildhibaano shir qabtayba ay sharci darro ahaayeen.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobalka Nugaal ayaa sheegay in xildhibaanadii shirka ku qabtay banaanka baarlamaanka ay wadeen kicin dadweyne iyo falal kasoo horjeeda ammaanka, isagoo sheegay in aan cidna khal-khalgalin sameyn karin.<\/p>\n<p>Odayaasha qaarkood ayaa hadaladoodu ay ahaayeen kuwa u muuqday fariimo siyaasadeysan, balse si cad uma aysan dul istaagin cida ay digniinta u jeedinayaan.<\/p>\n<p>Warar hoose oo aan ka helnay kulankaas ayaa sheegaya in abaabulka kulankan ay lahayd wasaaradda Maaliyadda ee Puntland, waxayna ahaayeen kuwii dhawaan u jawaabay mudanayaal baarlamaan.<\/p>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobalka Nugaal iyo Odayaal kasoo jeeda gobalkaas ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe, waxay ka soo saareen digniin ku wajahan xaaladdaha ammaanka ee caasumada oo ay sheegeen in ay ka jiraan, balse ma aysan bixin faahfaahin cad. Odayaasha qaarkood hadlay oo u badan kuwa ay mushaaraad siiso dawladda ayaa sheegay in ay aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131113,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan, - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan, - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka gobalka Nugaal iyo Odayaal kasoo jeeda gobalkaas ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe, waxay ka soo saareen digniin ku wajahan xaaladdaha ammaanka ee caasumada oo ay sheegeen in ay ka jiraan, balse ma aysan bixin faahfaahin cad. Odayaasha qaarkood hadlay oo u badan kuwa ay mushaaraad siiso dawladda ayaa sheegay in ay aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-27T05:37:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-27T05:39:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/\",\"name\":\"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan, - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\",\"datePublished\":\"2019-10-27T05:37:36+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-27T05:39:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\",\"width\":696,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan,\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan, - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan, - Wardoon","og_description":"Maamulka gobalka Nugaal iyo Odayaal kasoo jeeda gobalkaas ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe, waxay ka soo saareen digniin ku wajahan xaaladdaha ammaanka ee caasumada oo ay sheegeen in ay ka jiraan, balse ma aysan bixin faahfaahin cad. Odayaasha qaarkood hadlay oo u badan kuwa ay mushaaraad siiso dawladda ayaa sheegay in ay aad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-27T05:37:36+00:00","article_modified_time":"2019-10-27T05:39:53+00:00","og_image":[{"width":696,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","type":"image\/png"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/","name":"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan, - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","datePublished":"2019-10-27T05:37:36+00:00","dateModified":"2019-10-27T05:39:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","width":696,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-puntland-oo-dignin-culus-ka-soo-saartay-arimo-xasaasi-oo-taagan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub Puntland Oo Dignin Culus ka soo Saartay Arimo Xasaasi Oo Taagan,"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134161"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134161"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134164,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134161\/revisions\/134164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131113"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}