{"id":134167,"date":"2019-10-27T10:32:36","date_gmt":"2019-10-27T08:32:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134167"},"modified":"2019-10-27T10:32:36","modified_gmt":"2019-10-27T08:32:36","slug":"xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/","title":{"rendered":"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Raysulwasaaraha XFS Kheyre iyo Madaxda ahlusunna ayaa lasoo Warinayaa in ay ka wadda Haldeen Arimahaasi iyadoo ahlusunna Codsatey 3 Qodob oo Kala ah<br \/>\n1_in Dowladu Ogolaato Tiradii Baarlamaanka ee Ahlusunna iyo in Gudigga Doorashooyinka Dib loo soo wada Dhiso<br \/>\n2_in Ciidamada Dowlada kuwooda milariga laga saaro Guddaha Magaalada<br \/>\n3_ iyo in Ciidamada muqdisho ka yimid Dib loo Celiyo oo Amaanka loo Dhiibo Nabadsugida iyo Booliska<\/p>\n<p>Sadexdan Qodob Ayay Xukuumadu Dhageysi kadib codsatey in ay Xal u Heli doonto Balse xaaladu sii Daganaato inta Raysulwasaaruhu ka Imaanayo Dhuusamareeb maapmo gudohood isagoo Raysulwasaaruhu Ahlusunna ku Qanciyay in Ciidamada la keeney ay yihiin ilaaladiisa maadaama uu soo socdo , Waxaana Dalabkaasi u Dhag Raaraciyay Madaxda Ahlusunna<\/p>\n<p>Dhanka Dhaqanka Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas nuur oo ah Masuulka guud dhanka Dhaqanka ee Deegaanka ayaa La Kulmey Sh shaakir iyo Wasiirka Arimaha Guddaha Sabriye isagoo kala Hadley ilaalinta Nabadgalyada iyo Xasiloonida waxaana Labada dhinacba ay muujiyeen sida ay Diyaarka ugu yihiin in ay wada Hadlaan si Daah furan.<\/p>\n<p>Xaalada ayaa ah Mid aad uga Wanaagsan Dhowrkii Maalmood ee Hore waxaana muuqata Rajo isku soo Dhowaansho iyo in Dhinacyadu ka Baaqsanayaan Dhaqdhaqaaq walba oo keeni kara kala shaki iyo xasilooni daro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysulwasaaraha XFS Kheyre iyo Madaxda ahlusunna ayaa lasoo Warinayaa in ay ka wadda Haldeen Arimahaasi iyadoo ahlusunna Codsatey 3 Qodob oo Kala ah 1_in Dowladu Ogolaato Tiradii Baarlamaanka ee Ahlusunna iyo in Gudigga Doorashooyinka Dib loo soo wada Dhiso 2_in Ciidamada Dowlada kuwooda milariga laga saaro Guddaha Magaalada 3_ iyo in Ciidamada muqdisho ka yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":82639,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysulwasaaraha XFS Kheyre iyo Madaxda ahlusunna ayaa lasoo Warinayaa in ay ka wadda Haldeen Arimahaasi iyadoo ahlusunna Codsatey 3 Qodob oo Kala ah 1_in Dowladu Ogolaato Tiradii Baarlamaanka ee Ahlusunna iyo in Gudigga Doorashooyinka Dib loo soo wada Dhiso 2_in Ciidamada Dowlada kuwooda milariga laga saaro Guddaha Magaalada 3_ iyo in Ciidamada muqdisho ka yimid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-27T08:32:36+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/\",\"name\":\"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-27T08:32:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub - Wardoon","og_description":"Raysulwasaaraha XFS Kheyre iyo Madaxda ahlusunna ayaa lasoo Warinayaa in ay ka wadda Haldeen Arimahaasi iyadoo ahlusunna Codsatey 3 Qodob oo Kala ah 1_in Dowladu Ogolaato Tiradii Baarlamaanka ee Ahlusunna iyo in Gudigga Doorashooyinka Dib loo soo wada Dhiso 2_in Ciidamada Dowlada kuwooda milariga laga saaro Guddaha Magaalada 3_ iyo in Ciidamada muqdisho ka yimid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-27T08:32:36+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/","name":"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-27T08:32:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghordhacah-ahlusuna-oo-sharuud-adag-ku-xirtay-dhismaha-galmudugta-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XOG,HORDHAC,AH Ahlusuna oo Sharuud Adag ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134167"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134168,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134167\/revisions\/134168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}