{"id":134170,"date":"2019-10-27T15:25:45","date_gmt":"2019-10-27T13:25:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134170"},"modified":"2019-10-27T15:25:45","modified_gmt":"2019-10-27T13:25:45","slug":"top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/","title":{"rendered":"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo waxgaradka dhaqanka ee magaalada Gaalkacyo oo wariyayaasha kula hadlay magaaladaas, waxayna ka digeen ficilo ay sheegeen in ay halis galin doonaan Midnimada iyo wadajirka bulshada Puntland oo ay sheegeen in dawladdu la wareegtay iyadoo isku dhameystiran.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa si adag u naqdiyey hadal kasoo yeeray maamulka Puntland ee gobalka Nugaal, oo ay sheegeen in ay doonayaan in ay ummadda dhibaato dhex dhigaan.<\/p>\n<p>Waxayna sheegeen in ficilkii sheegashada Garoowe ee laga sheeganayay mudanayaasha baarlamaanka uu yahay mid dhaxal aan wanaagsaneyn ka bixinayo Xukuumadda Puntland.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Odayaasha waxay sheegeen in ay doonayaan Puntland mideysan, Caasumaddana aysan jirin cid gaar u sheegan karta, taas oo qeyb ka ah arrimaha waa weyn ee hadda muuqda.<\/p>\n<p>Ka sokow doonista iyo jawaabta ay odayaashan bixiyeen, haddana warar hoose ayaa sheegaya in ay xariir la sameeyeen Maamulka gobalka Nugaal oo ay sheegeen in uu ku dhacay khalad siyaasi ah.<\/p>\n<p>Xiisado siyaasadeed ayaa u dhaxeeya Puntland maanta, gaar ahaana baarlamaanka &amp; Xukuumadda dad badan ayaana ka walaacsan dhaqanka isku jawaabida ah ee soo shaac-baxay, kaas oo galin kara halis weyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo waxgaradka dhaqanka ee magaalada Gaalkacyo oo wariyayaasha kula hadlay magaaladaas, waxayna ka digeen ficilo ay sheegeen in ay halis galin doonaan Midnimada iyo wadajirka bulshada Puntland oo ay sheegeen in dawladdu la wareegtay iyadoo isku dhameystiran. Odayaasha ayaa si adag u naqdiyey hadal kasoo yeeray maamulka Puntland ee gobalka Nugaal, oo ay sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":96380,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha iyo waxgaradka dhaqanka ee magaalada Gaalkacyo oo wariyayaasha kula hadlay magaaladaas, waxayna ka digeen ficilo ay sheegeen in ay halis galin doonaan Midnimada iyo wadajirka bulshada Puntland oo ay sheegeen in dawladdu la wareegtay iyadoo isku dhameystiran. Odayaasha ayaa si adag u naqdiyey hadal kasoo yeeray maamulka Puntland ee gobalka Nugaal, oo ay sheegeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-27T13:25:45+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/\",\"name\":\"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"\",\"datePublished\":\"2019-10-27T13:25:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"\",\"contentUrl\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland - Wardoon","og_description":"Odayaasha iyo waxgaradka dhaqanka ee magaalada Gaalkacyo oo wariyayaasha kula hadlay magaaladaas, waxayna ka digeen ficilo ay sheegeen in ay halis galin doonaan Midnimada iyo wadajirka bulshada Puntland oo ay sheegeen in dawladdu la wareegtay iyadoo isku dhameystiran. Odayaasha ayaa si adag u naqdiyey hadal kasoo yeeray maamulka Puntland ee gobalka Nugaal, oo ay sheegeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-27T13:25:45+00:00","author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/","name":"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"","datePublished":"2019-10-27T13:25:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#primaryimage","url":"","contentUrl":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/top-news-waxgaradka-mudug-oo-si-kulal-oga-hadlay-hadal-ka-soo-yeeshay-shalay-madaxtooyada-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TOP.NEWS:- Waxgaradka Mudug \u201cOO Si kulal oga Hadlay ,hadal ka soo yeeshay shalay Madaxtooyada Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134170"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134171,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134170\/revisions\/134171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}