{"id":134280,"date":"2019-10-29T09:58:18","date_gmt":"2019-10-29T07:58:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134280"},"modified":"2019-10-29T09:58:18","modified_gmt":"2019-10-29T07:58:18","slug":"deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/","title":{"rendered":"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose &amp; Arrimaha Federaalka ee Puntland ayaa digniin deg deg ah oo ay soo saartay waxay kaga digtay duufaano iyo roobab is wata oo kusoo wajahan inta badan gobalada Puntland, waxayna sheegtay in dadka xeebaha iyo meelaha togaga ah ku jira ay tahay in ay ka baxaan.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay sheegtay in kooxaha Sadaasha Hawada ay soo sheegeen in ay jiraan Duufaano roobab xoog leh wata oo kusoo wajahan gobalada Barri, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu, ayna tahay in digniintan la qaato.<\/p>\n<p>Fariimo dadka loogu diray telfoonadooda gacanta ayaa lagu sheegay in ay jiri karaan roobabka oo ay gaaraan deegaano fara badan, sidaas awgeedna loo baahan yahay in ay dhiancyadu sameeyaan taxadar dheeraad ah.<\/p>\n<p>Duufaan wadata roobab xoog leh ayaa cabsi laga qabaa in ay soo gaarto xeebaha iyo gobalada, ayna suuragal tahay in ay khasaare geysato, waxaana in ay digniintan dhinacyo badan isku raaceen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose &amp; Arrimaha Federaalka ee Puntland ayaa digniin deg deg ah oo ay soo saartay waxay kaga digtay duufaano iyo roobab is wata oo kusoo wajahan inta badan gobalada Puntland, waxayna sheegtay in dadka xeebaha iyo meelaha togaga ah ku jira ay tahay in ay ka baxaan. Wasaaraddu waxay sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":131113,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose &amp; Arrimaha Federaalka ee Puntland ayaa digniin deg deg ah oo ay soo saartay waxay kaga digtay duufaano iyo roobab is wata oo kusoo wajahan inta badan gobalada Puntland, waxayna sheegtay in dadka xeebaha iyo meelaha togaga ah ku jira ay tahay in ay ka baxaan. Wasaaraddu waxay sheegtay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-29T07:58:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/\",\"name\":\"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\",\"datePublished\":\"2019-10-29T07:58:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png\",\"width\":696,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose &amp; Arrimaha Federaalka ee Puntland ayaa digniin deg deg ah oo ay soo saartay waxay kaga digtay duufaano iyo roobab is wata oo kusoo wajahan inta badan gobalada Puntland, waxayna sheegtay in dadka xeebaha iyo meelaha togaga ah ku jira ay tahay in ay ka baxaan. Wasaaraddu waxay sheegtay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-29T07:58:18+00:00","og_image":[{"width":696,"height":432,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","type":"image\/png"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/","name":"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","datePublished":"2019-10-29T07:58:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Puntland-1-696x432.png","width":696,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deg-degakhriso-xukuumadda-puntland-oo-digniin-deg-deg-ah-soo-saartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DEG DEG+AKHRISO: Xukuumadda Puntland oo Digniin deg deg ah soo saartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134280"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134281,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134280\/revisions\/134281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131113"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}