{"id":134286,"date":"2019-10-29T13:56:07","date_gmt":"2019-10-29T11:56:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134286"},"modified":"2019-10-29T13:56:07","modified_gmt":"2019-10-29T11:56:07","slug":"aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/","title":{"rendered":"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir kana mid ah hoggaanka Ahlu Sunna Wal-Jameeca ayaa soo bandhigay nuqul kamid ah Heshiiskii dhex maray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta iyo Maamulka Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Heshiiska oo ka koobnaa dhawr qodob ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in Ahlu Sunna laga siiyo Xildhibaanada Galmudug ilaa 35 Xildhibaan halka 54-ta kalana ay soo xulayaan Odayaasha Dhaqanka.<\/p>\n<p>Heshiiska oo dhacay Bishii June ee Sanadkaan ayaa waxaa sidoo kale ku jiro in Ahlu Sunna iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay si wadajir ah usoo magacaabaan Guddiga Farsamada ee Doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Heshiiska ayaa waxaa ku saxiixan Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye.<\/p>\n<p>Waxaa muuqato in Dowladda Federaalka ay ka baxday heshiiskii ay la gashay Ahlu Sunna taasoo sababtay xiisadda ka taagan Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa dhawaan magacowday guddi ka kooban 13 Xubnood oo ah kuwa Farsamada Doorashada Galmudug, waxaana taas ka hor timid Ahlu Sunna oo ku eedeysay Dowladda inay ka baxday Heshiiskii la wada galay.<\/p>\n<p>Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir ayaa warqad ku qorneyd luuqadda Ingiriiska u diray Beesha Caalamka, wuxuuna raaciyey heshiiska dhex maray Dowladda iyo Ahlu Sunna, wuxuuna waraaqda ku caddeeyey inay Dowladda ka baxday heshiiskii la wada galay.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso heshiiska ay Ahlu Sunna soo bandhigtay<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-134286 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/20191029_103153\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1072\" height=\"1500\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103153.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103153.jpg 1072w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103153-214x300.jpg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103153-768x1075.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103153-732x1024.jpg 732w\" sizes=\"(max-width: 1072px) 100vw, 1072px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/20191029_103239\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1066\" height=\"1488\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103239.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103239.jpg 1066w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103239-215x300.jpg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103239-768x1072.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/20191029_103239-734x1024.jpg 734w\" sizes=\"(max-width: 1066px) 100vw, 1066px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir kana mid ah hoggaanka Ahlu Sunna Wal-Jameeca ayaa soo bandhigay nuqul kamid ah Heshiiskii dhex maray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta iyo Maamulka Ahlu Sunna. Heshiiska oo ka koobnaa dhawr qodob ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in Ahlu Sunna laga siiyo Xildhibaanada Galmudug ilaa 35 Xildhibaan halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134289,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134286","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir kana mid ah hoggaanka Ahlu Sunna Wal-Jameeca ayaa soo bandhigay nuqul kamid ah Heshiiskii dhex maray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta iyo Maamulka Ahlu Sunna. Heshiiska oo ka koobnaa dhawr qodob ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in Ahlu Sunna laga siiyo Xildhibaanada Galmudug ilaa 35 Xildhibaan halka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-29T11:56:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"479\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/\",\"name\":\"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-29T11:56:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg\",\"width\":720,\"height\":479},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF - Wardoon","og_description":"Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir kana mid ah hoggaanka Ahlu Sunna Wal-Jameeca ayaa soo bandhigay nuqul kamid ah Heshiiskii dhex maray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta iyo Maamulka Ahlu Sunna. Heshiiska oo ka koobnaa dhawr qodob ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in Ahlu Sunna laga siiyo Xildhibaanada Galmudug ilaa 35 Xildhibaan halka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-29T11:56:07+00:00","og_image":[{"width":720,"height":479,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/","name":"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg","datePublished":"2019-10-29T11:56:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1567673905305.jpg","width":720,"height":479},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ahlu-sunna-oo-soo-bandhigtay-heshiiskii-ay-la-gashay-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqriso: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay heshiiskii ay la gashay DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134286"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134286"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134290,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134286\/revisions\/134290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134289"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}