{"id":134294,"date":"2019-10-29T14:51:23","date_gmt":"2019-10-29T12:51:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134294"},"modified":"2019-10-29T14:51:23","modified_gmt":"2019-10-29T12:51:23","slug":"daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/","title":{"rendered":"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Tignoolajiyada VAR ayaa wali sii wada Murankii &amp; Lama filaanadii ay ka haysay kubada cagta kadib markii ay Samaysa mid ka mid ah Go,aanada ugu la yaabka badan xilli ciyaareedkan kadib markii rikoodhe lagu dhigay xiddig aan gabi ahaan ciyaarta ku jirin oo aan wali soo galin.<\/p>\n<p>Tababarayaasha ayaa inta badan ku qasbanaada xiddigaha garoonka ku jira si ay ciyaarta wax uga badalaan laakiin xiddiga khadka dhexe ee Michael Eberwein ayaa ciyaar u badalay qaab aan la filayn.<\/p>\n<p>Kooxda Kiel ayaa ku dambaysay hal gool kulan ka tirsanaa horyaalka heerka 2-aad ee Bundesliga 2 kulan ay la ciyaarayeen kooxda VfL Bochum waliba dhacay jimcihii kadib markii uu xiddiga Lee Jae-sung gool dhaliyay daqiiqadii 9-aad ee ciyaarta.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee waxa ay bar-bareeyeen ka hor inta ayna dhamaan qaybtii hore ee ciyaarta iyaga oo bar-baraha ku keenay si ayna cidna filanayn inkasta oo uu xiddiga Silvere Ganvoula M\u2019boussy fursad fiican ka khasaariyay kooxdiisa.<\/p>\n<p>Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Kiel ee Eberwein oo tababar iskulaylin ah ku qaadanayay goolka dabadiisa ayaa go,aansaday in uu qabto kubad si ay kooxdiisu si deg-deg ah ciyaarta ugu bilaabato.<\/p>\n<p>Nasiib xumo 23 jirka ayaa kubada taabtay iyada oo aan gabi ahaan dibada u bixin waxana uu garsooruhu la tashaday VAR kadib khaladka uu xiddigu sameeyay.<\/p>\n<p>Xeerka u yaala horyaalka heerka 2-aad ee Germany ayaa ah in hadii xiddig kaydka fadhiya uu taabto kubada oo aan dibada u bixin in kooxda kale lagu abaalmariyo rikoodhe ama laad xor ah kulba meesha uu kubada ku taabtay.<\/p>\n<p>Taas ayaana keentay in ay kooxda VfL Bochum ayaa ka faa,iidaysato arintaas la yaabka leh kana dhaliso goolka bar-baraha ka hor inta ayna qaybta hore ee ciyaartu dhamaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/y7ywy_yDOXw\" width=\"878\" height=\"781\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-134294 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/holstein-kiel-v-vfl-bochum-1848-second-bundesliga\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1300\" height=\"731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Holstein-Kiel-v-VfL-Bochum-1848-Second-Bundesliga.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Holstein-Kiel-v-VfL-Bochum-1848-Second-Bundesliga.jpg 1300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Holstein-Kiel-v-VfL-Bochum-1848-Second-Bundesliga-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Holstein-Kiel-v-VfL-Bochum-1848-Second-Bundesliga-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Holstein-Kiel-v-VfL-Bochum-1848-Second-Bundesliga-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1300px) 100vw, 1300px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/p07s8797\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"976\" height=\"548\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/p07s8797.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/p07s8797.jpg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/p07s8797-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/p07s8797-768x431.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"610\" height=\"343\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg 610w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht--300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 610px) 100vw, 610px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/skysport_de-vfl-bochum-holstein-kiel_4815841\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/skysport_de-vfl-bochum-holstein-kiel_4815841.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/skysport_de-vfl-bochum-holstein-kiel_4815841.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/skysport_de-vfl-bochum-holstein-kiel_4815841-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tignoolajiyada VAR ayaa wali sii wada Murankii &amp; Lama filaanadii ay ka haysay kubada cagta kadib markii ay Samaysa mid ka mid ah Go,aanada ugu la yaabka badan xilli ciyaareedkan kadib markii rikoodhe lagu dhigay xiddig aan gabi ahaan ciyaarta ku jirin oo aan wali soo galin. Tababarayaasha ayaa inta badan ku qasbanaada xiddigaha garoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134297,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-134294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tignoolajiyada VAR ayaa wali sii wada Murankii &amp; Lama filaanadii ay ka haysay kubada cagta kadib markii ay Samaysa mid ka mid ah Go,aanada ugu la yaabka badan xilli ciyaareedkan kadib markii rikoodhe lagu dhigay xiddig aan gabi ahaan ciyaarta ku jirin oo aan wali soo galin. Tababarayaasha ayaa inta badan ku qasbanaada xiddigaha garoonka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-29T12:51:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"610\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/\",\"name\":\"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-29T12:51:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg\",\"width\":610,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay - Wardoon","og_description":"Tignoolajiyada VAR ayaa wali sii wada Murankii &amp; Lama filaanadii ay ka haysay kubada cagta kadib markii ay Samaysa mid ka mid ah Go,aanada ugu la yaabka badan xilli ciyaareedkan kadib markii rikoodhe lagu dhigay xiddig aan gabi ahaan ciyaarta ku jirin oo aan wali soo galin. Tababarayaasha ayaa inta badan ku qasbanaada xiddigaha garoonka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-29T12:51:23+00:00","og_image":[{"width":610,"height":343,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/","name":"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg","datePublished":"2019-10-29T12:51:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/silvere-ganvoula-dem-bochum-stuermer-war-der-elfmeterpfiff-recht-.jpg","width":610,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-la-yaabka-adduunka-xiddig-aan-gabi-ahaan-ciyaarrta-soo-galin-oo-rikoodhe-lagu-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: La Yaabka Adduunka Xiddig Aan Gabi Ahaan Ciyaarrta Soo Galin Oo Rikoodhe Lagu Dhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134294"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134299,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134294\/revisions\/134299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134297"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}