{"id":134306,"date":"2019-10-30T00:33:04","date_gmt":"2019-10-29T22:33:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134306"},"modified":"2019-10-30T00:34:01","modified_gmt":"2019-10-29T22:34:01","slug":"shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p>Madasha ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda ee mucaaradsan DF ayaa la filayaa in todobaadka soo socda ay shaaciyaan hogaan cusub oo ay iska doorteen.<\/p>\n<p>Xildhibaano Mucaarad ah ayaa xaqiijiyay in Madasha Isbaheysiga Xisbiyada ay isku raaceen Hoggaan ay ku mideysan yihiin ka dib loolan adag oo loo galay.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa noqon doona Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada mucaaradka sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, waxaana u tanaasulay Madaxweynihii hore Xasan Shiikh Maxamuud oo hogaanka madasha loolan adag u galay.<\/p>\n<p>Arintan ayaa timid ka dib kulamo iyo wadatashiyo maalmihii la soo dhaafay u socday Madasha Xisbiyada Siyaasadda oo la soo gebagebeeyey maanta iyadoo horaanta todobaadka soo socda la filayo in lagu dhawaaqo hogaanka cusub ee madasha.<\/p>\n<p>Ku dhawaaqaida Hogaanka cusub ee madasha xisbiyada mucaaradka ayaa la filayaa inuu culeys siyaasadeed ku noqdo dowladda Federaalka oo dhaqdhaqaaqa siyaasiyiintan isha ku heysay mudooyinkan.<\/p>\n<p>Warar kale ayaa sheegaya in Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo C\/raxmaan C\/shakuur uusan qeyb ka aheyn Madasha Xisbiyada Qaran ee isku raacay inuu Hoggaamiyo Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, iyadoo Ilo wareedyo ay sheegayaan in C\/raxmaan C\/shakuur uu doonayey inuu isagu hogaamiyo balse uu ka baxay Madasha markii uu taas waayey.<\/p>\n<p>Xisbiyada ku bahoobay madashan ayaa horey u sheegay iney iska kaashan doonaan sidii dalka ay uga dhici laheyd doorasho la isla oggol yahay oo waqtigeedii ku dhacda qaab waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda ee mucaaradsan DF ayaa la filayaa in todobaadka soo socda ay shaaciyaan hogaan cusub oo ay iska doorteen. Xildhibaano Mucaarad ah ayaa xaqiijiyay in Madasha Isbaheysiga Xisbiyada ay isku raaceen Hoggaan ay ku mideysan yihiin ka dib loolan adag oo loo galay. Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134307,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda ee mucaaradsan DF ayaa la filayaa in todobaadka soo socda ay shaaciyaan hogaan cusub oo ay iska doorteen. Xildhibaano Mucaarad ah ayaa xaqiijiyay in Madasha Isbaheysiga Xisbiyada ay isku raaceen Hoggaan ay ku mideysan yihiin ka dib loolan adag oo loo galay. Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-29T22:33:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-29T22:34:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/\",\"name\":\"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-29T22:33:04+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-29T22:34:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg\",\"width\":600,\"height\":380},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka - Wardoon","og_description":"Madasha ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda ee mucaaradsan DF ayaa la filayaa in todobaadka soo socda ay shaaciyaan hogaan cusub oo ay iska doorteen. Xildhibaano Mucaarad ah ayaa xaqiijiyay in Madasha Isbaheysiga Xisbiyada ay isku raaceen Hoggaan ay ku mideysan yihiin ka dib loolan adag oo loo galay. Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-29T22:33:04+00:00","article_modified_time":"2019-10-29T22:34:01+00:00","og_image":[{"width":600,"height":380,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/","name":"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg","datePublished":"2019-10-29T22:33:04+00:00","dateModified":"2019-10-29T22:34:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Shariif-Sheekh-Axmed.jpg","width":600,"height":380},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-sheekh-axmed-oo-noqonaya-hogaan-cusub-ee-madasha-xisbiyada-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shariif Sheekh Axmed oo noqonaya hogaanka cusub ee Madasha Xisbiyada Mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134306"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134306"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134309,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134306\/revisions\/134309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134307"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}