{"id":134310,"date":"2019-10-30T00:38:31","date_gmt":"2019-10-29T22:38:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134310"},"modified":"2019-10-30T00:38:31","modified_gmt":"2019-10-29T22:38:31","slug":"c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/","title":{"rendered":"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isaga baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee ay dhowaan sameysteen xisbiyada mucaaradka ee kasoo horjeeda xukuumadda federaalka.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Xisbiga Wadajir ayaa yimid saacado kadib markii caawa ay soo shaac baxday in xisbiyada ay isku raaceen in hoggaanka Madasha loo doorto madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo ah hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran.<\/p>\n<p>Si kastaba, Xisbiga Wadajir ayaa la sheegay inuu kasoo horjeeday islamarkaana diidanaa in Sheekh Shariif loo doorto hoggaanka xisbiyada, kadibna markii la qaadan waayey talada ay soo jeediyeen ay go\u2019aansadeen inay banaanka ka istaagaan.<\/p>\n<p>Xubin sare oo ka tirsan Xisbiga Wadajir ayaa sheegay inay soo jeediyeen in la doorto isku-xidhe (Coordinator), islamarkaana aysan habbooneyn in guddoomiye ay yeeshaan maadaama aysan jirin mabda\u2019 guud iyo siyaasad ay xisbiyada ku mideysan yihiin.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xildhibaanada xisbiga UPD ayaa sheegay in dhowr maalmood ay isku dayayeen inay Cabdiraxmaan ku qanciyaan inuusan ka bixin isbahaysiga, balse uu ka diiday. Kulankii ugu dambeeyey ee la isku fahmi waayey ayaa dhacay shalay.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in Cabdiraxmaan uu doonayey in isaga guddoomiye loo doorto, haddii aysan taasi dhaceynna aanba la yeelan guddoomiye, labadaas markii ay dhici weysana uu qaatay go\u2019aanka uu kaga baxay Madasha.<\/p>\n<p>Si kastaba, xubnaha Wadajir waxay sheegeen in taasi aysan jirin, balse waxa la isku qabtay tahay farsamo iyo qaabka loo wajahayo midnimada Xisbiyada, taasi oo sheegeen in meel qaldan lagu wado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isaga baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee ay dhowaan sameysteen xisbiyada mucaaradka ee kasoo horjeeda xukuumadda federaalka. Go\u2019aanka Xisbiga Wadajir ayaa yimid saacado kadib markii caawa ay soo shaac baxday in xisbiyada ay isku raaceen in hoggaanka Madasha loo doorto madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134311,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isaga baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee ay dhowaan sameysteen xisbiyada mucaaradka ee kasoo horjeeda xukuumadda federaalka. Go\u2019aanka Xisbiga Wadajir ayaa yimid saacado kadib markii caawa ay soo shaac baxday in xisbiyada ay isku raaceen in hoggaanka Madasha loo doorto madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-29T22:38:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/\",\"name\":\"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-29T22:38:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo - Wardoon","og_description":"Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isaga baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee ay dhowaan sameysteen xisbiyada mucaaradka ee kasoo horjeeda xukuumadda federaalka. Go\u2019aanka Xisbiga Wadajir ayaa yimid saacado kadib markii caawa ay soo shaac baxday in xisbiyada ay isku raaceen in hoggaanka Madasha loo doorto madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-29T22:38:31+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1152,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/","name":"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg","datePublished":"2019-10-29T22:38:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/IMG_532D62-0CCF32-9CD0A3-69F5B1-3DC313-63131D.jpg","width":2048,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-c-shakuur-oo-diiday-in-sheekh-shariif-hogaamiyo-unoqdo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C. C.shakuur oo diiday in sheekh shariif hogaamiyo unoqdo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134310"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134312,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134310\/revisions\/134312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134311"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}