{"id":134372,"date":"2019-10-30T21:32:16","date_gmt":"2019-10-30T19:32:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134372"},"modified":"2019-10-30T21:32:16","modified_gmt":"2019-10-30T19:32:16","slug":"xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/","title":{"rendered":"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiga Wadajir ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadlay sababta keentay in xisbigooda uusan kamid noqon Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ee Maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho iyadoo Guddoomiye looga dhigay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed.<\/p>\n<p>Sayid Cali Macalin Cabdulle oo ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in xisbigooda uu aad usoo dhaweenayo Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ee Maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho, wuxuuna hawada usoo mariyey Hamlbayo.<\/p>\n<p>Sayid Cali Macalin ayaa Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ku tilmaamay inay tahay biseyl siyaasadeed oo ay tahay in si weyn loo dhiira geliyo.<\/p>\n<p>\u201cWaa biseyl siyaasadeed oo loo baahan yahay in la dhiirageliyo waana ugu hambalyeynaynaa, in la isu tago oo intii isku aragti ah waxay xoojineysaa doorashooyinka soo socda ee 2021\u2033ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo sheegay in sababta Xisbiga Wadajir uusan uga mid noqon Isbaheysigaas ay tahay in weli uusan xisbiga go\u2019aan ka gaarin.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in go\u2019aankaas uu leeyahay Golaha Dhexe ee Xisbiga loona baahan yahay in marka uu Golaha soo ansixiyo.<\/p>\n<p>Inkastoo Sayid Cali sidaas ku micneeyey haddana ayaa sheegeysa in Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu diiday in Madashu yeelato Guddoomiye, taas bedelkeed uu soo jeediyay inay Xiriiriye kaliya yeelato.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa la sheegay inuu aad u daneenayey inuu isaga noqdo Guddoomiyaha Madasha haddiiba ay yeelaneyso Guddoomiye sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka tirsan Xisbiyada ku midoobay Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Wadajir ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadlay sababta keentay in xisbigooda uusan kamid noqon Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ee Maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho iyadoo Guddoomiye looga dhigay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Sayid Cali Macalin Cabdulle oo ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in xisbigooda uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134373,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiga Wadajir ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadlay sababta keentay in xisbigooda uusan kamid noqon Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ee Maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho iyadoo Guddoomiye looga dhigay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Sayid Cali Macalin Cabdulle oo ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in xisbigooda uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-30T19:32:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"850\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/\",\"name\":\"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-30T19:32:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg\",\"width\":850,\"height\":560},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada - Wardoon","og_description":"Xisbiga Wadajir ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadlay sababta keentay in xisbigooda uusan kamid noqon Isbaheysiga Madasha Xisbiyada Qaran ee Maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho iyadoo Guddoomiye looga dhigay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Sayid Cali Macalin Cabdulle oo ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in xisbigooda uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-30T19:32:16+00:00","og_image":[{"width":850,"height":560,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/","name":"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg","datePublished":"2019-10-30T19:32:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/about-logo.jpg","width":850,"height":560},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-sharxay-waxa-ay-kudiideen-isbaheysiga-xisbiyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xisbiga Wadajir oo sharxay waxa ay kudiideen isbaheysiga xisbiyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134372"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134374,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134372\/revisions\/134374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134373"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}