{"id":134387,"date":"2019-10-31T09:55:14","date_gmt":"2019-10-31T07:55:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134387"},"modified":"2019-10-31T09:55:14","modified_gmt":"2019-10-31T07:55:14","slug":"war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/","title":{"rendered":"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay  Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Kadib markii maalintii shalay ahayd xeer ilaalinta maxkamadda sare ee Puntland ay kasoo saartay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland nugul dacwad ah oo ay ku dalbanayso in xilka laga qaado Xildhibaanka iyada oo maxkamaddu ay cuskanayso qaar kamid ah qodobada Dastuurka Puntland ayaa waxaa sii xoogaysanayey dawcadaasi kadib xiisadaha salka ku haya xil ka qaadistiisa maadaama sharci ahaan la isku khilaafay qaabka xasaanada looga qaadayo Xildhibaan Daad.<\/p>\n<p>Sharci yaqaan Maxamuud Siciid Cabdi oo kamid ah sharci yaqaanada ku dhaqan Puntland oo ka hadlay arintaasi ayaa sheegay in xilka qaadista Xildhibaanka loo mari karo gollaha uu ka tirsan yahay isla markaasna aysan jirin sababo keenaya haatan xil ka xayuubintiisa marka laga eego dhinacyo badan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in siyaasad ahaan iyo fikir ahaan la kala aragti duwanaan karo balse taas badalkeeda marnaba aysan dhici karin xil ka qaadis lagu sameeyo Xildhibaan Daad maadaama uusan dambi ka galin Puntland iyo Qaranimada dalka waa sida uu sheegaye.<\/p>\n<p>HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO WARAYSIGA<\/p>\n<p>Audio Player<\/p>\n<p>00:00<\/p>\n<p>00:00<\/p>\n<p>Maxamuud Siciid Cabdi ayaa sheegay in su\u2019aashii uu weydiiyey madaxweyne Denni aysan sababi karin in xilka looga qaado Xildhibaanka balse ay ahayd mid uu ku cabirayey fikirkiisa shakhsi iyo kan xubin ahaan, hasa yeeshee madaxweynuhu uusan ku farxin waydiinta su\u2019aashaasi.<\/p>\n<p>Warqadii kasoo baxday xeer ilaalinta maxkamadda sare ee Puntland oo wax laga weydiiyey ayuu ku jawaabay in Xildhibaanadu ay diidi karaan waraaqdaasi isla markaasna uu gudoomiyaha Baarlamaanku soo saari karo waraq iyada lidi ku ah oo ay ku diidayaan arimahaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii maalintii shalay ahayd xeer ilaalinta maxkamadda sare ee Puntland ay kasoo saartay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland nugul dacwad ah oo ay ku dalbanayso in xilka laga qaado Xildhibaanka iyada oo maxkamaddu ay cuskanayso qaar kamid ah qodobada Dastuurka Puntland ayaa waxaa sii xoogaysanayey dawcadaasi kadib xiisadaha salka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134388,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib markii maalintii shalay ahayd xeer ilaalinta maxkamadda sare ee Puntland ay kasoo saartay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland nugul dacwad ah oo ay ku dalbanayso in xilka laga qaado Xildhibaanka iyada oo maxkamaddu ay cuskanayso qaar kamid ah qodobada Dastuurka Puntland ayaa waxaa sii xoogaysanayey dawcadaasi kadib xiisadaha salka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-31T07:55:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/\",\"name\":\"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-31T07:55:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg\",\"width\":720,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland - Wardoon","og_description":"Kadib markii maalintii shalay ahayd xeer ilaalinta maxkamadda sare ee Puntland ay kasoo saartay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland nugul dacwad ah oo ay ku dalbanayso in xilka laga qaado Xildhibaanka iyada oo maxkamaddu ay cuskanayso qaar kamid ah qodobada Dastuurka Puntland ayaa waxaa sii xoogaysanayey dawcadaasi kadib xiisadaha salka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-31T07:55:14+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/","name":"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg","datePublished":"2019-10-31T07:55:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572508024980.jpg","width":720,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-qadista-xildhibaan-daad-oo-xiisad-cusub-ka-abuurtay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War.Cusub qadista Xildhibaan Daad oo Xiisad Cusub ka Abuurtay Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134387"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134389,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134387\/revisions\/134389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134388"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}