{"id":134397,"date":"2019-10-31T12:00:45","date_gmt":"2019-10-31T10:00:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134397"},"modified":"2019-10-31T12:00:45","modified_gmt":"2019-10-31T10:00:45","slug":"m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday?"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay xalay wada hadalo gaar ah dhexmareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo &amp; Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo shalayna loo doortay Hogaamiyaha madasha mucaaradka Soomaaliya, kaas oo saacad ku dhawaad qaatay.<\/p>\n<p>Ilo wareed muhiim ah oo ku dhow dhow xubnaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa u xaqiijiyay warbaahinta gudaha in Madaxweyne Farmaajo la soo xiriiray Sheekh Shariif, kana dalbaday in si gaar ah u kulmaan, hase ahaatee Shariifka ayaa u sheegay in shalay wixii ka horeeyay uu ahaa shaqsi, balse haatan uu hoggaamiyo Madasha Xisbiyada, isla markaana haddii ay kulmayaan ay tahay in Madasha Hoggaankeeda inay qeyb ka ahaadaan kulanka, waxaana la sheegay in Madaxweynuhu ku yiri inuu ka soo fiirsanayo.<\/p>\n<p>Todobaad ka hor ayay aheyd markii kulan qarsoodi ah uu Muqdisho ku dhex maray Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin iyo Xubno ka tirsan Xisbiga UPD, waxaana la sheegay in kulanka labada dhinac uga hadleen arrimo kala duwan oo ku saabsan Galmudug iyo inay kala shaqeeyaan muddo kordhin dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo loo sameeyo, ayna qeyb ka noqdaan Xukuumad Wadaag.<\/p>\n<p>Xildhibaan C\/fataax Daahir Ismaaciil oo ka tirsan Xisbiga UPD ayaa qoraal uu bartiisa Facebook ku soo qoray waxaa uu ku sheegay in Xubno muhiim ah oo ka tirsan Xisbiga UPD ay kulan qarsoodi ah la yeesheen Fahad Yaasiin oo ah Agaasimaha NISA, loona soo jeediyay in Xukuumadda lala wadaago, lagalana shaqeeyo in waqti loogu daro Madaxweyne Farmaajo, sida uu yiri Mr C\/fataax.<\/p>\n<p>Dadka odorasa arrimaha siyaasadda ayaa sheegaya in arrimahan soo kordhay ee isbaheysiga Madasha Xisbiyada ee Mucaaradka ah uu\u00a0 culeys weyn ku yahay dowladda Federaalka, waxaana muuqata isku-day dowladdu ku dooneyso inay ku dhex gasho Xisbiyada qaar oo ay wada hadalo hoose la furto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay xalay wada hadalo gaar ah dhexmareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo &amp; Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo shalayna loo doortay Hogaamiyaha madasha mucaaradka Soomaaliya, kaas oo saacad ku dhawaad qaatay. Ilo wareed muhiim ah oo ku dhow dhow xubnaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa u xaqiijiyay warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":134398,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134397","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay xalay wada hadalo gaar ah dhexmareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo &amp; Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo shalayna loo doortay Hogaamiyaha madasha mucaaradka Soomaaliya, kaas oo saacad ku dhawaad qaatay. Ilo wareed muhiim ah oo ku dhow dhow xubnaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa u xaqiijiyay warbaahinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-31T10:00:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Web Editor\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Web Editor\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/\",\"name\":\"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg\",\"datePublished\":\"2019-10-31T10:00:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70\",\"name\":\"Web Editor\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Web Editor\"},\"sameAs\":[\"http:\/\/wardoon.net\/\"],\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday? - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay xalay wada hadalo gaar ah dhexmareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo &amp; Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo shalayna loo doortay Hogaamiyaha madasha mucaaradka Soomaaliya, kaas oo saacad ku dhawaad qaatay. Ilo wareed muhiim ah oo ku dhow dhow xubnaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa u xaqiijiyay warbaahinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-10-31T10:00:45+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Web Editor","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Web Editor","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/","name":"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg","datePublished":"2019-10-31T10:00:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/FB_IMG_1572515657650.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weyne-farmaajo-oo-tefoon-udiray-shriif-sh-ahmed-maxuuse-ka-codsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"M\/weyne Farmaajo Oo tefoon udiray Shriif sh. Ahmed, Maxuuse ka Codsaday?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/26992794c79fb7b2b1960c31b6114e70","name":"Web Editor","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/1.gravatar.com\/avatar\/17cb0ab1ccbfa6172f2a6951296f1a94?s=96&d=mm&r=g","caption":"Web Editor"},"sameAs":["http:\/\/wardoon.net\/"],"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/editor\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134397"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134397"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134399,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134397\/revisions\/134399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134398"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}