{"id":134549,"date":"2019-11-03T00:39:36","date_gmt":"2019-11-02T22:39:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134549"},"modified":"2019-11-03T00:48:12","modified_gmt":"2019-11-02T22:48:12","slug":"dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/","title":{"rendered":"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal ayaa caawa ka dhacay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud kaasoo sida wararku sheegayaan dhaxmaray ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in rasaatu bilaabatay kadib markii gaari ka soo goostay dhanka ciidanka Ahlu sunna uu soo aaday dhinaca ciidamada dowlada ee ku sugan qeybo ka mid ah degmadaas.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa sheegaya iney markii dambe isku dhaceen ciidamo ka tirsan ahlu suna oo daba taagnaa gaariga ka soo goostay iyo ciidamada dowlada oo meel ku dhow saldhiga Guriceel ku sugayey gaariga.<\/p>\n<p>Weli lama oga khasaaraha ka dhashay iska horimaadkan, waxaana jirta xiisad ka taagan degmadaas oo labada ciidan u dhexeysa.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa imaanaya xilli uu degmada Guriceel ku sugan yahay Wasiirka arrimaha Gudaha, sida ay wardoon.net xaqiijiyeen wariyeyaal ku sugan Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Shaqaaqooyinkaan ilaa maanta ka dhacayay magaalooyinka Matabaan iyo Guriceel ayaa salka ku haya khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgalay dawladda iyo Maamulka Ahlusunna kaasoo la xiriira arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-134549-1\" width=\"696\" height=\"630\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77166920_517884552095579_4258280205048610816_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77166920_517884552095579_4258280205048610816_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/77166920_517884552095579_4258280205048610816_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal ayaa caawa ka dhacay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud kaasoo sida wararku sheegayaan dhaxmaray ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna Wararka ayaa sheegaya in rasaatu bilaabatay kadib markii gaari ka soo goostay dhanka ciidanka Ahlu sunna uu soo aaday dhinaca ciidamada dowlada ee ku sugan qeybo ka mid ah degmadaas. Goob joogayaal ayaa sheegaya iney [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134439,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal ayaa caawa ka dhacay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud kaasoo sida wararku sheegayaan dhaxmaray ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna Wararka ayaa sheegaya in rasaatu bilaabatay kadib markii gaari ka soo goostay dhanka ciidanka Ahlu sunna uu soo aaday dhinaca ciidamada dowlada ee ku sugan qeybo ka mid ah degmadaas. Goob joogayaal ayaa sheegaya iney [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-02T22:39:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-02T22:48:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/\",\"name\":\"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-02T22:39:36+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-02T22:48:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel - Wardoon","og_description":"Dagaal ayaa caawa ka dhacay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud kaasoo sida wararku sheegayaan dhaxmaray ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna Wararka ayaa sheegaya in rasaatu bilaabatay kadib markii gaari ka soo goostay dhanka ciidanka Ahlu sunna uu soo aaday dhinaca ciidamada dowlada ee ku sugan qeybo ka mid ah degmadaas. Goob joogayaal ayaa sheegaya iney [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-02T22:39:36+00:00","article_modified_time":"2019-11-02T22:48:12+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/","name":"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg","datePublished":"2019-11-02T22:39:36+00:00","dateModified":"2019-11-02T22:48:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-caawa-ka-dhacay-degmada-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Dagaal culus oo caawa ka dhacay Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134549"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134553,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134549\/revisions\/134553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134439"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}