{"id":134618,"date":"2019-11-04T23:36:41","date_gmt":"2019-11-04T21:36:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134618"},"modified":"2019-11-04T23:36:41","modified_gmt":"2019-11-04T21:36:41","slug":"daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/","title":{"rendered":"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa si weyn uga carooday barnaamij xalay laga sii daayay telefishinka Universal xaruntiisa magaalada London, barnaamijkan ayaana lagu dhaliilay maamulka Madaxweyne Saciid Deni.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka maamulka Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa si kulul uga hadlay barnaamijka lagu dhaliilay Madaxweyne Deni ee ka baxay Tv-ga Universal.<\/p>\n<p>Mr Sabareey ayaa ku eedeeyay Telefishinka Universal kicin dadweyne, waxa uuna waxbo kama jiraan ku tilmaamay eedeemaha lagu soo bandhigay, Wasiirka ayaana ku hanjabay in talaabo ka qaadeyso Puntland Tv-ga Universal hadii loo baahdo.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Puntland in ay la xariiri doonaan maamulka iyo dadka iska leh Tv-ga Universal si ay wax uga weediiyaan dhaliisha xalay laga sii daayay tefefishinkaasi.<\/p>\n<p>\u201cUniversal TV xaruntiisa London, Program-ka ay xalay sii daysay oo la yiraado Ra\u2019yiga Todobaadka, waannu dhegaysanay, waxaanuna ku aragnay in aanu ku saxnayn TV-gaasi arrimaha uu sheegay, TV-ga dad baa iska leh, agaasimayaal buu leeyahay iyagana waanu la xiriiri doona insha Allaah\u201d ayuu yiri wasiirka Warfaafinra Puntland.<\/p>\n<p>Maamulka uu Hogaamiyo Madaxweyne Saciid Deni ayaa mudooyinkii dambe la kulmayay dhaleeceyn uga imaaneysay siyaasiyiinta iyo bulshada Puntland, waxaana maamulkaasi lagu dhaliilay wax qabad la\u2019aan iyo dib u dhac.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Vz1GhTlt5Ms\" width=\"813\" height=\"670\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa si weyn uga carooday barnaamij xalay laga sii daayay telefishinka Universal xaruntiisa magaalada London, barnaamijkan ayaana lagu dhaliilay maamulka Madaxweyne Saciid Deni. Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka maamulka Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa si kulul uga hadlay barnaamijka lagu dhaliilay Madaxweyne Deni ee ka baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134619,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa si weyn uga carooday barnaamij xalay laga sii daayay telefishinka Universal xaruntiisa magaalada London, barnaamijkan ayaana lagu dhaliilay maamulka Madaxweyne Saciid Deni. Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka maamulka Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa si kulul uga hadlay barnaamijka lagu dhaliilay Madaxweyne Deni ee ka baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-04T21:36:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"709\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/\",\"name\":\"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png\",\"datePublished\":\"2019-11-04T21:36:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png\",\"width\":709,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa si weyn uga carooday barnaamij xalay laga sii daayay telefishinka Universal xaruntiisa magaalada London, barnaamijkan ayaana lagu dhaliilay maamulka Madaxweyne Saciid Deni. Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka maamulka Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa si kulul uga hadlay barnaamijka lagu dhaliilay Madaxweyne Deni ee ka baxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-04T21:36:41+00:00","og_image":[{"width":709,"height":522,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/","name":"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png","datePublished":"2019-11-04T21:36:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-6.png","width":709,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barnaamijkii-cagma-dhige-siciid-deni-ku-karbaashay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Barnaamijkii Cagma-dhige Siciid Deni ku Karbaashay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134618"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134620,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134618\/revisions\/134620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134619"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}