{"id":134655,"date":"2019-11-05T20:04:56","date_gmt":"2019-11-05T18:04:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134655"},"modified":"2019-11-05T20:10:30","modified_gmt":"2019-11-05T18:10:30","slug":"daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/","title":{"rendered":"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda"},"content":{"rendered":"<p>Warbaahinta Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal soconaya in ka badan 50 daqiiqo oo laga soo duubay hoggaamiyahooda Axmad Cumar Abuu Cubeyda.<\/p>\n<p>Muuqaalkan ayaa intiisa badan uu Abu Cubeyday uga hadlay weerarkii dabayaaqadii September ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada ugu weyn ee ciidanka Mareykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya ee Ballidoogle iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale muuqaalka ku jira kooxdii fulisay weerarka saldhigga Balli-doogle.<\/p>\n<p>Muuqaalkaan oo ah kii ugu horeeyay oo uu ka soo muuqday hoggaamiya Al-Shabaab ayaa waxuu sidoo kale ku dheeraaday ka hadalka gabood fallo uu sheegay in ciidanka Mareykanku uu ka geysto Soomaaliya iyo guud ahaan dunida, iyagoo soo bandhigay dad ay sheegeen in ay eheladooda ku waayeen duqeymaha Mareykanku uu ka geystay Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cHadaba waxaan rabaa inaan halkan fariin uga diro shacabka Mareykanka ee canshuurta ku bixiya gumaadka Ummadeena la dagaalanka diinteena, boobka kheyraadkeena iyo taageeridda kuwa loogu yeero dowladda Federalka, Shacabka Mareykanka waxaan leeyahay: ma is weydiiseen howlgallada uu ciidankiinu ka wado Soomaaliya, marna mala xisaabtanteen xukuumadiina oo ma weydiiseen waxa lagu qabto canshuurta leydinka aruuriyo iyo halka ay ku baxdo, ma isweydiiseen waxa ay AFRICOM ku heyso caruurteena\u201d ayuu yiri Abuu Cubeyda.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii watay ayuu yiri \u201cDowladiina waa tan garab iyo gaashaan u ah taageero, taakuleyn iyo tababar joogta ahna la daba taagan maamulka Muqdisho, Ciidankiina waa kuwa burburiya macaahida u badkeena tacliinta lagu siiyo, arday Qur\u2019aan akhrisaneysana ku laayay degmada Saakoow Ciidankiinu waa kuwa carruurteena ka afduubtay dugsiyada iyo macaahidda, waa kuwa xasuuqay dad aamin ku ah deegaankooda oo isugu jira beeraley, ganacsato, nabadoono, culimo, arday, waayeello, dumar, carruur iyo dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan\u201d.<\/p>\n<p>Axmed Abuu Cubeyda hoggaamiyaha Ururka Al-Shabaab mar uu soo hadal qaaday taageerada dhaqaale ee dowladda Mareykanku ay siiso dowladda Soomaaliya ayuu sheegay in canshuurta laga qaado shacab weynaha Mareykanka lagu taban taabiyo dowladda federaalka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u201cMadaxdiinu waa kuwa dhidibada u taagay dowlad ku sheega Muqdisho oo fagaarayaasha uga faana in aysan marnaba shareecada Islaamka dalka ku dhaqeyn, iyagoo kuu dhaqanka diinta islaamka ka doorbidaya dawarsiga shisheeyaha\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<div id=\"open-stream-player-8670702\" class=\"open-stream-player\" style=\"width: 860px; height: 671px;\"><\/div>\n<p><script src=\"https:\/\/tune.pk\/js\/open\/embed.js?vid=8670702\"><\/script><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-134655 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/attachment\/0\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/1-1388\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-4-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/2-1240\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-4.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-4-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-4-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/2-4-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/3-1054\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/3-4-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/4-961\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/5-811\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/5-5.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/5-5.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/5-5-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/5-5-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/5-5-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/6-699\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/6-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/6-4.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/6-4-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/6-4-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/6-4-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/7-619\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7-3.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7-3.png 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7-3-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7-3-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/7-3-1024x576.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal soconaya in ka badan 50 daqiiqo oo laga soo duubay hoggaamiyahooda Axmad Cumar Abuu Cubeyda. Muuqaalkan ayaa intiisa badan uu Abu Cubeyday uga hadlay weerarkii dabayaaqadii September ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada ugu weyn ee ciidanka Mareykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya ee Ballidoogle iyo arrimo kale. Waxaa sidoo kale muuqaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134657,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbaahinta Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal soconaya in ka badan 50 daqiiqo oo laga soo duubay hoggaamiyahooda Axmad Cumar Abuu Cubeyda. Muuqaalkan ayaa intiisa badan uu Abu Cubeyday uga hadlay weerarkii dabayaaqadii September ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada ugu weyn ee ciidanka Mareykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya ee Ballidoogle iyo arrimo kale. Waxaa sidoo kale muuqaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-05T18:04:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-05T18:10:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/\",\"name\":\"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png\",\"datePublished\":\"2019-11-05T18:04:56+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-05T18:10:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda - Wardoon","og_description":"Warbaahinta Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal soconaya in ka badan 50 daqiiqo oo laga soo duubay hoggaamiyahooda Axmad Cumar Abuu Cubeyda. Muuqaalkan ayaa intiisa badan uu Abu Cubeyday uga hadlay weerarkii dabayaaqadii September ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada ugu weyn ee ciidanka Mareykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya ee Ballidoogle iyo arrimo kale. Waxaa sidoo kale muuqaalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-05T18:04:56+00:00","article_modified_time":"2019-11-05T18:10:30+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/","name":"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png","datePublished":"2019-11-05T18:04:56+00:00","dateModified":"2019-11-05T18:10:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/0.png","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-oo-markii-ugu-hhoreysay-baahisay-muuqaalka-amiirkooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Al-Shabaab oo markii ugu hhoreysay baahisay muuqaalka amiirkooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134655"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134655"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134667,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134655\/revisions\/134667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134657"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}