{"id":134691,"date":"2019-11-06T12:00:33","date_gmt":"2019-11-06T10:00:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134691"},"modified":"2019-11-06T12:00:33","modified_gmt":"2019-11-06T10:00:33","slug":"al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/","title":{"rendered":"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle"},"content":{"rendered":"<p>Al Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay kusoo bandhigeysay dagaalyahanadii Al Shabaab ee weeraray garoonka diyaaradaha Bali-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo xarun u ah ciidamo Mareykan ah iyo ciidamo kale oo katirsan kumaandooska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muuqaalka Al Shabaab soo bandhigtay ayaa laga dhax arkayay dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarka qaaday oo ku labisan darees ciidan si weyn loo hubeeyay, waxaana la dar daarmay Amiirka Al Shabaab Abuu Cubeyda.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada weerarka ku qaaday xerada ciidamada ee Bali-Doogle ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 13-dagaalyahana, waxaana lagu dilay weerar ay ku qaadeen garoonka Bali-Doogle.<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaana horey u sheegtay in lawada dilay dagaalyahanadii Al Shabaab ee weerarka ku qaaday xerada ay joogeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Danab, waxa ayna dowlada soo bandhigtay sawirada meydadka dagaalyahanada la dilay.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Magacyada Shabaabkii weeraray Bali-Doogle<\/strong><\/p>\n<p>1) Maxamed Cabdi Axmed<br \/>\n2) Ibraahim cabdullaahi jabriil<br \/>\n3) Axmed Siyaad Cali<br \/>\n4) Cabdiraxiim xasan Ibnu Xasan<br \/>\n5) Yuusuf Jamaal Shiikh Cabdullaahi<br \/>\n6) Cabdi Cabdullaahi Cabdi Nuur<br \/>\n7) Cali Nahris<br \/>\n8)Shariif Macalin Xasan<br \/>\n9) Isaaq Suubow Macalin Cali<br \/>\n10) Maxamed Cabdullaahi Shiikh<br \/>\n11) Iidow Cali Caddow<br \/>\n12) Xuseen Maxamed Axmed<br \/>\n13) Cabdiraxmaan Cabdullaahi Axmed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay kusoo bandhigeysay dagaalyahanadii Al Shabaab ee weeraray garoonka diyaaradaha Bali-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo xarun u ah ciidamo Mareykan ah iyo ciidamo kale oo katirsan kumaandooska Soomaaliya. Muuqaalka Al Shabaab soo bandhigtay ayaa laga dhax arkayay dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarka qaaday oo ku labisan darees ciidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134661,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Al Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay kusoo bandhigeysay dagaalyahanadii Al Shabaab ee weeraray garoonka diyaaradaha Bali-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo xarun u ah ciidamo Mareykan ah iyo ciidamo kale oo katirsan kumaandooska Soomaaliya. Muuqaalka Al Shabaab soo bandhigtay ayaa laga dhax arkayay dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarka qaaday oo ku labisan darees ciidan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-06T10:00:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4-1024x576.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/\",\"name\":\"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png\",\"datePublished\":\"2019-11-06T10:00:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle - Wardoon","og_description":"Al Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay kusoo bandhigeysay dagaalyahanadii Al Shabaab ee weeraray garoonka diyaaradaha Bali-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo xarun u ah ciidamo Mareykan ah iyo ciidamo kale oo katirsan kumaandooska Soomaaliya. Muuqaalka Al Shabaab soo bandhigtay ayaa laga dhax arkayay dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarka qaaday oo ku labisan darees ciidan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-06T10:00:33+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4-1024x576.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/","name":"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png","datePublished":"2019-11-06T10:00:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/4-4.png","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soobandhigaytay-magacyada-ragii-weeraray-garoonka-bali-doogle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al Shabaab oo soobandhigaytay magacyada ragii weeraray Garoonka Bali-Doogle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134691"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134691"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134692,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134691\/revisions\/134692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134661"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}