{"id":134693,"date":"2019-11-06T12:05:06","date_gmt":"2019-11-06T10:05:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134693"},"modified":"2019-11-06T12:05:06","modified_gmt":"2019-11-06T10:05:06","slug":"maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo la xariirta fatahaado hor leh oo ka dhasha wabiyada Shabelle iyo Jubba, kuwaas oo hadda saameeyey nololsha dad badan oo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>War ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Roobab la saadaalinayo ay sababi karaan fatahaado ay sameeyaan labada wabi ee Shabelle iyo Jubba.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in fatahaadaasi ay dhici karaan labada maalin ee soo socoto, sidaa daradeedna loo baahan yahay inay dadku muujiyaan feejignaan, kana fogaadaan deegaanada ku dhow wabiyadaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxay wasaaraddu digniinteeda ku sheegtay in meelaha ugu daran ee laga yaabo in dadaadku ku dhuftaan ay ka mid yihiin degmooyinka Beledweyne, Baardheere, Doolow, gobolada Baay iyo Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muddooyinkii ayaa waxaa jiray fatahaado xoog leh oo ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka, sida Beledweyne oo ay ka taagan tahay xaaladdii ugu darneyd ee dhanka nolosha ah.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka aqriso:<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-134694\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-5.png\" alt=\"\" width=\"746\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-5.png 746w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/1-5-233x300.png 233w\" sizes=\"(max-width: 746px) 100vw, 746px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo la xariirta fatahaado hor leh oo ka dhasha wabiyada Shabelle iyo Jubba, kuwaas oo hadda saameeyey nololsha dad badan oo Soomaaliyeed. War ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Roobab la saadaalinayo ay sababi karaan fatahaado ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134695,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo la xariirta fatahaado hor leh oo ka dhasha wabiyada Shabelle iyo Jubba, kuwaas oo hadda saameeyey nololsha dad badan oo Soomaaliyeed. War ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Roobab la saadaalinayo ay sababi karaan fatahaado ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-06T10:05:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png\",\"datePublished\":\"2019-11-06T10:05:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png\",\"width\":280,\"height\":180},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya? - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo la xariirta fatahaado hor leh oo ka dhasha wabiyada Shabelle iyo Jubba, kuwaas oo hadda saameeyey nololsha dad badan oo Soomaaliyeed. War ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Roobab la saadaalinayo ay sababi karaan fatahaado ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-06T10:05:06+00:00","og_image":[{"width":280,"height":180,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/","name":"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png","datePublished":"2019-11-06T10:05:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/index.png","width":280,"height":180},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-tahay-dig-niinta-ay-soosaartay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxay tahay dig niinta ay soosaartay Dowladda Soomaaliya?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134693"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134696,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134693\/revisions\/134696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134695"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}