{"id":134800,"date":"2019-11-09T13:05:08","date_gmt":"2019-11-09T11:05:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134800"},"modified":"2019-11-09T13:05:08","modified_gmt":"2019-11-09T11:05:08","slug":"wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/","title":{"rendered":"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo aadan magaalada Muqdisho kusoo wajahan yihiin dhowr Wasiir oo katirsan Xukuumada federaalka ee Itoobiya .<\/p>\n<p>Wasiiradan ka tirsan dowlada Itoobiya ayaa magaalada Muqdisho u imaanaya dar dargalinta heshiiskii sanadkii hore magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sanadkii hore waxa ay labada dal kala saxiixdeen heshiisyo dhowr ah si is dhax gal bulsho oo labada dal ah loo abuuro, heshiiskaasi ayaana yimid markii Abiy Axmed Booqashadii ugu horeesay ku yimid Muqdisho.<\/p>\n<p>Heshiisyada labada dal kala saxiixdeen ayaa loo xil saaray Wasiiro isku dhaf ah oo labada dal kala matalaya, waxaana la filayaa in labada dhinac dib u eegis iyo dar dar galin ku sameeyaan heshiisyadii horey loo wada gaaray.<\/p>\n<p>Qodobkii ugu weynaa ee labada dal ku heshiiyeen aadna looga fal celiyay ayaa ahaa in Dowlada Itoobiya loo ogolaaday in ay maalgashato afar dekad oo kuyaala Soomaaliya iyo in la dhiso Laami xiriiriya Itoobiya iyo Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo aadan magaalada Muqdisho kusoo wajahan yihiin dhowr Wasiir oo katirsan Xukuumada federaalka ee Itoobiya . Wasiiradan ka tirsan dowlada Itoobiya ayaa magaalada Muqdisho u imaanaya dar dargalinta heshiiskii sanadkii hore magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Itoobiya. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sanadkii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134801,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo aadan magaalada Muqdisho kusoo wajahan yihiin dhowr Wasiir oo katirsan Xukuumada federaalka ee Itoobiya . Wasiiradan ka tirsan dowlada Itoobiya ayaa magaalada Muqdisho u imaanaya dar dargalinta heshiiskii sanadkii hore magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Itoobiya. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sanadkii hore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-09T11:05:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"688\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/\",\"name\":\"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-09T11:05:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg\",\"width\":688,\"height\":358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo aadan magaalada Muqdisho kusoo wajahan yihiin dhowr Wasiir oo katirsan Xukuumada federaalka ee Itoobiya . Wasiiradan ka tirsan dowlada Itoobiya ayaa magaalada Muqdisho u imaanaya dar dargalinta heshiiskii sanadkii hore magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Itoobiya. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sanadkii hore [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-09T11:05:08+00:00","og_image":[{"width":688,"height":358,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/","name":"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg","datePublished":"2019-11-09T11:05:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/news_abiy-ahmed-ali_688.jpg","width":688,"height":358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-itoobiyaan-ah-oo-muqdisho-imaanaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiiro Itoobiyaan ah oo Muqdisho imaanaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134800"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134802,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134800\/revisions\/134802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}