{"id":134803,"date":"2019-11-09T13:11:23","date_gmt":"2019-11-09T11:11:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134803"},"modified":"2019-11-09T13:11:23","modified_gmt":"2019-11-09T11:11:23","slug":"taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/","title":{"rendered":"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sargaal sare oo katirsanaa maamulka Ahlu Sunna iyo ciidamo uu watay ay ku biireen ciidanka dowlada ee dhawaan la wareegay degmada Guri Ceel.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Daahir Rooble Cadde oo ahaa sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna gacantana ku hayay hub badan iyo ciidamo ayaa wadahadalo dheer kadib ku biiray ciidanka dowlada ee ku sugan Guriceel .<\/p>\n<p>Sargaalkan iyo ciidamo la socday ayaa ka baxay magaalada Guriceel markii ciidanka dowlada la wareegeen, waxaana ciidan ka amar qaata iyo hub uu ku heestay deegaan duleedka ka ah Guriceel kahor inta uusan dhanka dowlada soo galin.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay sargaalkan waxaa wadahadalo la furay Taliyaha Guutada 15 aad ee qeybta 21aad Ciidanka Xoogga Gen Mascuud Maxamed Warsame iyo saraakiil kale kuwaa oo ku qanciyay in hubka iyo ciidanka uu hayo kusoo biiriyo dowlada.<\/p>\n<p>Sargaalkan ayaana loo sameeyay balan qaadyo aan la shaacin, waxaana sargaalkan iyo ciidankiisa ee ku biiray dowlada federaalka dhabar jab kusii noqotay Hogaanka kooxda Ahlu Sunna oo hada awoodoodii ay meesha kasii baxeyso.<\/p>\n<p>Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa hada gacanta ku haya amaanka magaalooyinka Dhuusomareeb, Guriceel iyo Matabaan, waxaana dhamaan magaalooyinkan horey awood ugu lahaa kooxda Ahlu Sunna oo maamuleysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sargaal sare oo katirsanaa maamulka Ahlu Sunna iyo ciidamo uu watay ay ku biireen ciidanka dowlada ee dhawaan la wareegay degmada Guri Ceel. Cabdullaahi Daahir Rooble Cadde oo ahaa sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna gacantana ku hayay hub badan iyo ciidamo ayaa wadahadalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134605,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sargaal sare oo katirsanaa maamulka Ahlu Sunna iyo ciidamo uu watay ay ku biireen ciidanka dowlada ee dhawaan la wareegay degmada Guri Ceel. Cabdullaahi Daahir Rooble Cadde oo ahaa sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna gacantana ku hayay hub badan iyo ciidamo ayaa wadahadalo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-09T11:11:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/\",\"name\":\"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-09T11:11:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sargaal sare oo katirsanaa maamulka Ahlu Sunna iyo ciidamo uu watay ay ku biireen ciidanka dowlada ee dhawaan la wareegay degmada Guri Ceel. Cabdullaahi Daahir Rooble Cadde oo ahaa sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna gacantana ku hayay hub badan iyo ciidamo ayaa wadahadalo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-09T11:11:23+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/","name":"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg","datePublished":"2019-11-09T11:11:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ShaakirMM.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-cidamada-ahlu-sunna-ee-guriceel-oo-nabad-iyo-nolol-ku-biiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii cidamada Ahlu Sunna ee Guriceel oo Nabad iyo Nolol ku biiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134803"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134804,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134803\/revisions\/134804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134605"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}