{"id":134805,"date":"2019-11-09T15:55:47","date_gmt":"2019-11-09T13:55:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134805"},"modified":"2019-11-09T15:55:47","modified_gmt":"2019-11-09T13:55:47","slug":"puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/","title":{"rendered":"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegayay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo cusub ka qoraneyso Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo iyo deegaano kale .<\/p>\n<p>Warkan oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa keentay in maamulka Puntland gaar ahaan gudoomiyaha maamulkaasi ugu magacaaban Gobolka Mudug ka hadlo arintan si weyna u beeniyo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa been abuur ku tilmaamay warka sheegaya in dowlada federaalka si qarsoodi ah ciidamo uga qoraneyso gobolka Mudug dhinaca Puntland.<\/p>\n<p>\u201dWararkan meelaha lasoo dhigay waa kuwa been abuur ah oon waxbo ka jirin , colaad Federaal iyo Federaal ku soo duulayna halkan kama jiro, warkan waxaa faafiyay qolyo lacag ku raadinaya\u201d ayuu yiri Axmed Muuse.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland in wax xiriir ah aysan kala dhaxeyn dowlada federaalka maamulkiisa, waxa uuna xusay in ay hoostagaan maamulka Puntland ee xaruntiisu tahay Garawe.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga heer gobol xiriir lama lihin dowladda Federaalka ah, xiriir waxaan la leenahay dowladda aan ka tirsanahay, xiriirka Federaalkana waxaa leh xukuumadda sare ee ilaa heer madaxweyne ah\u201d ayuu yiri Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland.<\/p>\n<p>Warkan ayaa kusoo aadaya xili xiriir wanaagsan uusan ka dhaxeyn dowlada federaalka iyo maamulka Puntland, waxaana labada dhinac u dhaxeeya khilaaf siyaasadeed oo xalinteeda lagu guul dareestay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegayay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo cusub ka qoraneyso Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo iyo deegaano kale . Warkan oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa keentay in maamulka Puntland gaar ahaan gudoomiyaha maamulkaasi ugu magacaaban Gobolka Mudug ka hadlo arintan si weyna u beeniyo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134806,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134805","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegayay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo cusub ka qoraneyso Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo iyo deegaano kale . Warkan oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa keentay in maamulka Puntland gaar ahaan gudoomiyaha maamulkaasi ugu magacaaban Gobolka Mudug ka hadlo arintan si weyna u beeniyo. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-09T13:55:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/\",\"name\":\"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-09T13:55:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso... - Wardoon","og_description":"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegayay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo cusub ka qoraneyso Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo iyo deegaano kale . Warkan oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa keentay in maamulka Puntland gaar ahaan gudoomiyaha maamulkaasi ugu magacaaban Gobolka Mudug ka hadlo arintan si weyna u beeniyo. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-09T13:55:47+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/","name":"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg","datePublished":"2019-11-09T13:55:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Muuse1.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-beenisay-ciidamo-la-sheegay-in-dowlada-ka-qoraneyso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo beenisay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134805"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134805"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134807,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134805\/revisions\/134807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134806"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}